Sahan Forum.

Sahan Forum. Sahan waa madal u taagan korinta,dhiirigalinta iyo hagidda maskaxda ummadda Soomaaliyeed.

Sahan is a platform for nurturing, inspiring, and guiding the mindset of the Somali people.

Waxaa sharaf inoo aheed in aan magaalada Borlänge  ku qabano Book Fair oo ey ka soo qeyb galeen qoraa Hussein wadaad, Ba...
14/06/2023

Waxaa sharaf inoo aheed in aan magaalada Borlänge ku qabano Book Fair oo ey ka soo qeyb galeen qoraa Hussein wadaad, Barbaariye Bashiir iyo Laashin Hassan.

Ku soo dhawaada bandhigga buugaagta ee Borlänge.
04/06/2023

Ku soo dhawaada bandhigga buugaagta ee Borlänge.

Shalay 20220129  Sabti,waxaa si habsami leh u qabsoomay barnaamijka billaha ah ee "Sheeko iyo Shaah" kaasoo qayb ah barn...
30/01/2022

Shalay 20220129 Sabti,waxaa si habsami leh u qabsoomay barnaamijka billaha ah ee "Sheeko iyo Shaah" kaasoo qayb ah barnaamijyada Sahan Forum.

Barnaamijka oo ka kooban buug iyo mawduuc, waxaa barnaamij ku saabsan qorshaynta hadafyada iyo ujeedooyinka nolosha nala wadaagtay Faadumo Ismaaciil,halka buugga " Garaadso Intaanad Guursanna." Uu nala wadaagay Maxamed Khaliif.

Barnaamijka iyo buuggaba waxaa ka danbeeyay doodo lagu lafa guray ujeedooyinka ay barnaamijka iyo buugguba quseeyeen.

Waxaana barmaaijka abaabulkiisa iyo marti galintiisaba bishan lahaa dhalinyarada masaajidka Alraxma ee magaalada Borlange ,Illaahay miisaanka xasanaadka haw saaree.

Kulankii u horeeyay ee Bokcafe .Sheeko iyo ShaahCaawa oo ay taariikhdu tahay 20/01/2019 waxaa noo hirgalay kulankii koob...
21/01/2022

Kulankii u horeeyay ee Bokcafe .

Sheeko iyo Shaah

Caawa oo ay taariikhdu tahay 20/01/2019 waxaa noo hirgalay kulankii koobaad, oo aanu ku kulanay anigoo ah Mustafe Abdirahman Dheereeye, Muse Dalab,Abdiaziz Khalif Abdullahi,Abdifatah Khalif Abdullahi, Mo Bulshaawi. Kulankaas oo aanu ugu talo galnay inuu bishiiba halmar qabsoomo, kaasoo lagusoo bandhigo laba buug oo ay soo akhriyeen laba qof oo naga mida.
Fadhigan waxaa soo jeedinta lahaa Muse Dalab iyo Abdiaziz Khalif oo nala wadaagay labada buug ee hoos ka muuqda.

Waxa uu Muse aad uga hadlay isaga oo soo xiganaya buuga Muhammad Ali, is aaminida shaqsiga iyo qiimaha ay leedahay,noqoshada hormuud lagu dayan karo oo wax noqda dadkiisana wax ka dhigi kara , quruxdu inay tahay hadba qofku sida uu u arko iyo in aanu qofku maamuuskiisa iyo maankiisa toona siisan sandareero.

Abdiazis na waxa uu si hufan noola wadaagay xikmada ku duugan buuuga laga qoray taariikh nololeedka Ingvar Kamprad oo ku xardhan inuu ahaa hormuud naftiisa,wadankiisa Sweden iyo tuuladii uu ku dhashayba magac wayn usoo jiiday, kaasoo lagaga dayan karo qaabkiisii hogaamineed oo shirkadiisa IKEA ka dhigay mid aduunka saamayn wayn ku leh.

Muse iyo Abdiaziz waad ku mahadsantihiin wakhtiga iyo aqoonta aad nala wadaagteen. Abdifatah iyo Muhammad na waad ku mudan tihiin waqtiga iyo dood wadaagaba . In sha Allaah Rabbi haynagu kulmiyo kulano bada oo khayr leh.

Waa sannad guuradii saddexaad ee aas-aaskii "Bokcafe". 2019-01-20.Barnaamijka bookcafe/Sheeko iyo Shaah waa barnaamij qi...
21/01/2022

Waa sannad guuradii saddexaad ee aas-aaskii "Bokcafe". 2019-01-20.

Barnaamijka bookcafe/Sheeko iyo Shaah waa barnaamij qiima badan oo aqoon iswaydaarsi ah.

Mudadaa saddexda sanno ah waxa uu barnaamijku sameeyay korniin dhanka tayada iyo tiradaba ah.

Barnaamijkan bil kasta waxaa la kulmaa Sabtida u danbaysa ,waxaan lagu falanqeeyaa hal buug iyo hal mawduuc oo labaduba ay la xidhiidhaan xaaladaha taagan iyo sida loola jaan qaadi karo.

19/01/2022

Booqasho aan ku tagnay xaafadda Tjärna Änger ee magaalada Borlänge oo sawirro khaldan laga bixiyo ayaan waxaan halkaasi kula kulannay wiil dhallinyaro ...

Haddii aad ku sugantahay magaalada Borlänge iyo nawaaxigeeda ,waxaa maalinta Sabtida ah oo ku beegan 13/11/2021 aqoon iy...
10/11/2021

Haddii aad ku sugantahay magaalada Borlänge iyo nawaaxigeeda ,waxaa maalinta Sabtida ah oo ku beegan 13/11/2021 aqoon iyo waayo aragnimo ballaadhan oo dhinaca Caafimaadka ah innala wadaagi doona Dr:Liibaan Cumar.
Kasoo qayb gal wacan.

12/05/2021
Jumca Mubaarak.
22/01/2021

Jumca Mubaarak.

Adress

Borlänge

Telefon

+46762963602

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Sahan Forum. postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Universitetet

Skicka ett meddelande till Sahan Forum.:

Dela