Galmudug State University

Galmudug State University Exploring wisdom and nurturing leadership

18/06/2026

Hambalyo ardayda kulliyadda caafimaadka qaybta nursing-ka oo maanta difaacday buuggooda qalin jabinta dufcaddii 2-aad ee...
18/06/2026

Hambalyo ardayda kulliyadda caafimaadka qaybta nursing-ka oo maanta difaacday buuggooda qalin jabinta dufcaddii 2-aad ee jaamacadda galmudug.

Ti ktok:-https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda kulliyadda caafimaadka gaar ahaan qaybta caafimaadka dadwaynaha(public h...
17/06/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda kulliyadda caafimaadka gaar ahaan qaybta caafimaadka dadwaynaha(public health )oo maanta difaacday buuggooda qalin jabinta dufcaddii 2-aad ee jaamacadda galmdug.

Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/

Ciid wanaagsanكل عام وأنتم بخير Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan bahda jaamacadda Galmudug state university waxay ham...
26/05/2026

Ciid wanaagsan
كل عام وأنتم بخير

Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan bahda jaamacadda Galmudug state university waxay hambalyo u dirayaan shacabka soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda muslimiinta munaasabadda ciidul adxa.

Waxaan alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadada, caafimaad iyo nabadgalyana nagu gaarsiiyo ciiddaan ciiddeeda kale.

Ciid wanaagsan.

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026Maamulka  Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Degmadda Godinlabe Dugs...
23/05/2026

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Degmadda Godinlabe Dugsiyada Ku yaala Gaar ahan Dugsiga Sare Waabari, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
See less See less

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026Maamulka  Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Degmadda Godinlabe Dugs...
23/05/2026

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Degmadda Godinlabe Dugsiyada Ku yaala Gaar ahan Dugsiga Sare Godinlabe, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
See less

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026. Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare Sheikh Yu...
17/05/2026

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026.
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare Sheikh Yuusuf ee magaalada Huurshe, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.

Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.

Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.

Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026Maamulka  Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare ee Hayaan,...
14/05/2026

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare ee Hayaan, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026Maamulka  Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare ee Ilays, ...
12/05/2026

Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare ee Ilays, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/

Address

Adado

Opening Hours

Wednesday 14:00 - 17:30
Thursday 07:30 - 14:30
Friday 07:00 - 11:30

Telephone

+252615637580

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug State University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Galmudug State University:

Share