Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.

Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA., College & University, Adado.

17/08/2023
17/08/2023

Waxaa xafiis ka jaamacadda SIMAD fareceeda dagmada Adado kafurmay diwaan galinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarada hoos ku xusan

0618610402-0612509030-0615324529.


Ardayda dhamaysatay kulliyadda waxbarashada  ee jaamacadda SIMAD University ,Adado Learning Center  oo qabsaday xaflad m...
18/07/2023

Ardayda dhamaysatay kulliyadda waxbarashada ee jaamacadda SIMAD University ,Adado Learning Center oo qabsaday xaflad mahadcelin ,dardaaran iyo sagootin isugu jirta.

Hanbalyo

Learning Center
# class of 2023🎓
Faculty of Education.

Sawiro Q1aad. Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday koobkii kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado, oo ay soo qaban qaabisay Xuku...
19/03/2023

Sawiro Q1aad.

Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday koobkii kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado, oo ay soo qaban qaabisay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.

Hanbalyo kulliyadda Social Sciences oo kuguulaystay koobka kulliyadaha jaamacadda SIMAD fareceeda Adado sanadka 2023, waxaad muujiseen dadaal dheeri ah ,
Waxaa koobka gudoonsiiyey maamulka jaamacadda SIMAD fareceeda Adado.



.edu.so

Natiiqada kulankii final ka ahaa Waxaa koobka kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado qaaday social sciences. Goordhow filo s...
18/03/2023

Natiiqada kulankii final ka ahaa
Waxaa koobka kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado qaaday social sciences.

Goordhow filo sawirada.

Simad leads.

FINAL Galabtay 4:00pm waxaa garoonka golden stadium 🏟 noogu sooxirmi doona Tartankii kubadda cagta ee kulliyadaha jaamac...
17/03/2023

FINAL
Galabtay 4:00pm waxaa garoonka golden stadium 🏟 noogu sooxirmi doona Tartankii kubadda cagta ee kulliyadaha jaamacadda SIMAD, final waxaa is la yimid labada kulliyadood ee galabtay dheeli doonta iyo .

Cayaartii shalay waxa guushu raacday social sciences oo final yimid
17/03/2023

Cayaartii shalay waxa guushu raacday social sciences oo final yimid

Natiijada kulankii xalay dhexmaray  Information Technology IT iyo Management Sciences.
11/03/2023

Natiijada kulankii xalay dhexmaray
Information Technology IT iyo
Management Sciences.

  isbuucaan.Waxaa semifinal is la aadi doona afartaan kulliyadood.Hadaba yaad u rajaynaysaa inuu final tago ama koobka q...
08/03/2023

isbuucaan.

Waxaa semifinal is la aadi doona afartaan kulliyadood.
Hadaba yaad u rajaynaysaa inuu final tago ama koobka qaado.

06/03/2023

U adeegidda bulshada .

Ardayda waxkabarata jaamacadda SIMAD Adado.

Adado Learning Center, SIMAD University

Adado General hospital 🏥.

Natijadii kulankii xalay dhexmaray accountancy iyo management sciences.Guushuna waxay raacday management sciences.
03/03/2023

Natijadii kulankii xalay dhexmaray accountancy iyo management sciences.
Guushuna waxay raacday management sciences.

Address

Adado
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.:

Share