23/07/2026
π’ War-gelin Muhiim ah!
AlFurqan Schools β Badhan, Sanaag, Somalia waxay ku wargelinayaan dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo bulshada inteeda kale in ay si rasmi ah u bilaabatay diiwaan-gelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026β2027.
Waxa la diiwaan-gelinayaa ardayda:
π Dugsi Hoose
π Dugsi Dhexe
π Dugsi Sare
βοΈ Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
- 906013700
- 090715071
- 907764393
- 907528400
-907453761
π U kaalay aqoon tayo leh iyo macallimiin khibrad iyo takhasus leh.
AlFurqan Schools β Aasaaska Mustaqbal Wanaagsan.