Baidoa Training & Research Center

Baidoa Training & Research Center Training & Research waa xarun tababar iyo cilmi baaris ah

17/12/2025

Jaamacadda Caalamiga ah ee Baidoa International University (BIU) waxay ku wargelinaysaa ardayda barata IT-ga in la qabanaayo Tababar (Training) oo cinwaankiisu yahay "๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐‡๐š๐ซ๐๐ฐ๐š๐ซ๐ž ๐š๐ง๐ ๐Œ๐š๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ง๐š๐ง๐œ๐ž".

Baidoa International University
BIU Buur Hakaba

17/12/2025

Jaamacadda Caalamiga ah ee Baidoa International University (BIU) waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda Jaamacadda ee barata caafimaadka in la qabanayo tababar aqooneed iyo cinwaankiisu yahay: "๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ ๐Œ๐š๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ฅ & ๐…๐ž๐ญ๐š๐ฅ ๐Œ๐จ๐ง๐ข๐ญ๐จ๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐  ๐‹๐š๐›๐จ๐ซ" - (La socodka Hooyada iyo Uur-jiifka inta lagu jiro Foosha).

Baidoa International University
BIU Buur Hakaba

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay ku wargelinay...
04/02/2024

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay ku wargelinaysaa danayaasha koorsada ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฒ๐—ฟ in la bilaabi doono berito oo isniin ah 4:00 pm iyo xaruunta 1aad Jaamacadda Baidoa International University

๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป.

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center  waxay idinku warge...
03/02/2024

๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa koorso ku saabsan ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฒ๐—ฟ oo socondoono muddo ๐Ÿญ๐Ÿฌ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ waxaana lagu qaban doonaa xaruunta 1aad Jaamacadda Baidoa International University.

Waxaad isku diiwangelinkartaa qaab online ah, dooro linkiga hoose kadibna buuxi Formka.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc-Eecx4hSHd9b4OZPzU5HIKaCluExqvp6MJiBbs-xguzNdFg/viewform?usp=pp_url

๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ป.

๐—ข๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ตXaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargeli...
03/07/2023

๐—ข๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa tababar ku saabsan ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐˜€๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ oo socondoono muddo 5 maalin ah waxaana lagu qaban doonaa Jaamacadda Baidoa International University.

Wixii faahfaahin ah kale xiriir

0615131346 | 0625131346.

๐’Œ๐’‚ ๐’‡๐’‚๐’‚'๐’Š๐’…๐’‚๐’š๐’”๐’Š ๐’˜๐’‚๐’„๐’‚๐’

OGEYSIIS muhiim ahXaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargeli...
12/07/2022

OGEYSIIS muhiim ah

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa tababar ku saabsan WASH oo socondoono muddo 3 maalin ah waxaana lagu qaban doonaa Jaamacadda Baidoa International University

Waxaad isku diiwangelinkartaa qaab online ah, dooro linkiga hoose kadibna buuxi macluumaadka

https://btrcentre.org/training/

Wixii faafahin ah kala xariir
0612556655.

ka faa'idaysi wacan

OGEYSIIS muhiim ahXaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargeli...
11/07/2022

OGEYSIIS muhiim ah

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo Baidoa Training & Research Center waxay idinku wargelinaysaa koorso Research Methodology ah oo bilaaban doontaa 15 July 2022 waxaana lagu qaban doonaa Jaamacadda Baidoa International University

Waxaad isku diiwangelinkartaa qaab online ah, dooro linkiga hoose kadibna buuxi macluumaadka

https://btrcentre.org/training/

Wixii faafahin ah kala xariir
0615886775/0623333364.

ka faa'idaysi wacan

Dhammaan shacabka Reer baydhabo janaay Waxaan ugu bishaaraynaynaa inaan Maalinta Axada ah 30.May.2021 hoolka weyn ee Jaa...
27/05/2021

Dhammaan shacabka Reer baydhabo janaay
Waxaan ugu bishaaraynaynaa inaan Maalinta Axada ah 30.May.2021 hoolka weyn ee Jaamacadda Baydhabo International University lagu qaban doono Seminar ku saabsan
.
ujeedada seminarkan loo qabanayno ayaa ah kobcinta garaadka iyo aqoonta dhalinta.

Seminarka waxaa lagu bixin doonaa Shahaado.
Ee fadlan La wadaag asxaabtaada si ay uga faaideystaan fursadaan qiimaha badan.


Isdwaangelinta waa lacag la'aan.
๐Ÿ“ฑ615955476
๐Ÿ“ฑ615325670

_______OGEYSIIS _____OGEYSIIS ____OGEYSIISXaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo ( Baidoa Training & Research C...
01/08/2020

_______OGEYSIIS _____OGEYSIIS ____OGEYSIIS

Xaruunta Tababarada iyo Cilmi Baarista Baydhabo ( Baidoa Training & Research Centre) wuxuu idinku wargalinayaa koorsadan hoos ku xusan waxaana bilawan doonaa 8 August is diiwan galinta waxay ka soctaa xarunta 1aad ee jaamacada BIU waxana la qaadan doona tiro kooban ka faa'idaysi wacan

faafahin ah kala xariir
0615876675/ 0625131346

27/02/2019

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
___________________________________
dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa lagu war galinayaa ina jaamacada Baidoa International University BIU iyo machadka ( ) ay wada qaban doonan course oo ah waxana bilaawan doonaa 9/3/2019--13-3-2019
isdiiwan galinta waxay ka soctaa labada campus ee jaamacada.
waxaan la qadan doonaa tiro kooban
certificate : yes
ka fa,idaysi wacan
wixi faafaahin ah kala xariir
0615876675 / 0613421421/0615500829

Address

Baidoa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa Training & Research Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Baidoa Training & Research Center:

Share