Green Hope University - Branch of Beledweyne

Green Hope University - Branch of Beledweyne ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐˜†๐—ด๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต.
(2)

23/08/2026

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Maamulka Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne wuxu Ogeysiinayaa Dhammaan Ardayda Cusub ee doonaya inay ka mid noqdaan bahda Jaamacadda in diiwaangelinta ardayda cusub ay ka socoto xarumaha Jaamacadda.

Haddii aad raadineyso waxbarasho tayo leh, aqoon, xirfad iyo mustaqbal wanaagsan, ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† waa meesha aad ka bilaabi karto safarkaaga waxbarasho.

Wax ka ogow Kulliyadaha kala duwan ee diyaarka kugu ah Jamacadda.

Wixii Fahfahin ah kala xiriir:
Call: ๐Ÿ“ž 615664151 / 615758867 / 610205923
Whatsapp: ๐ŸŸข 61 0205923

22/08/2026

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ oo kamid ah ardayda Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne ayaa so bandhigay System "๐—˜๐—บ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ".

Jamacadda ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ waxaa ka go,an Tayeeynta Ardayda taas oo u horseeday in ay sameyaan System la jaan qaadi karo Nidaamyada Caalamka

Jaamacadda ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ waa hoyga Tacliinta iyo Tiknolojiyadda.



21/08/2026

๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—”๐—ฑ๐—ผ๐˜„ oo kamid ah ardayda Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne ayaa so bandhigay System "๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ".

๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ-kaan waxa uu ka caawinaayaa ganacsatada in ay ku sameystaan dhamaan Accounting Services.

Jamacadda ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ waxaa ka go,an Tayeeynta Ardayda taas oo u horseeday in ay sameyaan System la jaan qaadi karo Nidaamyada Caalamka



20/08/2026

๐—™๐—ฎ๐˜๐—ต๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ป ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ oo kamid ah ardayda Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne ayaa so bandhigay System "๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ".

Jamacadda ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ waxaa ka go,an Tayeeynta Ardayda taas oo u horseeday in ay sameyaan System la jaan qaadi karo Nidaamyada Caalamka

Jaamacadda ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ waa hoyga Tacliinta iyo Tiknolojiyadda.



๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ waxay si farxad leh ugu dhawaaqeysaa furitaanka ๐——๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น...
20/08/2026

๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ waxay si farxad leh ugu dhawaaqeysaa furitaanka ๐——๐—ฒ๐—ฝ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด, oo ah department cusub oo kamid ah ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž.

Ardayga baranaya ๐—–๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐—น ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด wuxuu heli doonaa aqoon iyo xirfado ku saabsan naqshadeynta, dhismaha iyo maareynta kaabayaasha bulshada, isagoo sidoo kale baranaya sida loo ilaaliyo deegaanka inta lagu guda jiro mashaariicda dhismaha.

๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ halka riyadaada ku rumeeyn karto, hadaba fursadaan ka faaideyso oo hada is diwaaan geli.


18/08/2026

๐—ญ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฒ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ oo kamid ah ardayda Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne ayaa so bandhigay System "๐—›๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ".

๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ-kaan ayaa ah System isku xiraayo maamulka, macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta sido kale waxuu fududeynaa howlaha iskuulka.

Jamacadda ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ waxaa ka go,an Tayeeynta Ardayda taas oo u horseeday in ay sameyaan System la jaan qaadi karo Nidaamyada Caalamka



๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”_๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐–๐š๐š ๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ Jaamacadda Green Hope University waxa ay ugu bishaareyne...
17/08/2026

๐ˆ๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”_๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ• ๐–๐š๐š ๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

Jaamacadda Green Hope University waxa ay ugu bishaareyneysaa dhammaan ardayda ka qalin jebisay ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ee dalka in ay furantahay is diiwaan gelinta ๐ญ๐š๐ค๐ก๐š๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐ฒ๐š๐๐š kala duwan ee Jaamacadda sanad jaamacadeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•.

Ka bilow mustaqbalkaaga ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐—š๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐—›๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ oo ka mid noqo bulsho ku suntan tacliin tayo leh, cilmi-baaris, hoggaamin, hal-abuur, iyo horumarinta xirfadaha lagama maarmaanka u ah mustaqbalka.

Si aad xog dheeri ah u hesho fadlan booqo xarumaha Jaamacadda:
๐Ÿซ Suuqa Balka Campus
๐Ÿซ Yoobsan Campus

Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp-keena: 61 0205923 ama booqo website-keena: https://greenhopeuniversity.edu.so/

15/08/2026

Maamulka Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—Ÿ๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ข๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ayaa hambalyo iyo Bogaadin u diray dhamaan Ardayda Somaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka Fasalka 12aad ee Sanad-Dugsiyeedka 2025-2026.

Sido kale Maamulaha ayaa kula dardaarmay iney sii wataan waxbarashadooda una gudbaan heerka Jaamacada.

Jamacadda Green Hope waxey idiin ku so dhaweyneysaa Waxbarasho tayo leh iyo Baraatikaal joogto ah.


๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ & ๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐งMaamulka Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne waxuu hambalyo iyo bogaadin u diraya...
15/08/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ & ๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง

Maamulka Jaamacadda Green Hope University - Branch of Beledweyne waxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan aradyda soomaaliyeed gaar ahaan ardayda Gobalka Hiiraan ee ku guuleystay imtixaanka Fasalka 12aad 2025-2026.

Ku so dhawaada Jaamacadda Green Hope si aad u heshaan Tacliin sare oo Tayo leh, si aad uga mid noqotaan ardayda sanadka cusub.

Green Hope University waa halka aad ka heli doontaan waxbarasho tayo leh iyo mustaqbal ifaya.


Address

Baladweyne
Balad Weyn

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green Hope University - Branch of Beledweyne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Green Hope University - Branch of Beledweyne:

Shortcuts

Share