Express Educational Institute

Express Educational Institute Express Educational Institute is an English Language.

Master English with Expert Guidance ๐Ÿ“šโœจBaro English-ka adigoo helaya hagid khabiirnimo iyo taageero macallimiin khibrad l...
18/08/2026

Master English with Expert Guidance ๐Ÿ“šโœจ

Baro English-ka adigoo helaya hagid khabiirnimo iyo taageero macallimiin khibrad leh.

๐Ÿ“– Learn from experienced teachers
๐Ÿ—ฃ๏ธ Improve your communication
๐ŸŽฏ Build your English with confidence

Turn every lesson into communication.

Ku soo biir EXPRESS Educational Institute oo horumari aqoontaada English-ka. ๐Ÿ’š

๐Ÿ“ Bakaaro โ€“ Xareed, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž +252 615523443 | 61 5005520

16/08/2026

๐Ÿ“š BARASHO ENGLISH OO XIISO LEH!

Macallin firfircoon + Arday diyaar ah = Cashar guuleysta! ๐Ÿ”ฅ

Marka casharku noqdo mid xiiso leh, barashadu waxay noqotaa mid fudud oo xusuus leh. โœจ

Haddii aad rabto inaad English-kaaga horumariso, si kalsooni leh u hadasho, una barato hab practical ah, nagu soo biir. ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง๐Ÿ“š

At Express Educational Institute, waxaan kaa caawinaynaa inaad English-kaaga ka dhigto mid kuu furaya fursado cusub.

๐Ÿ“ข Fasalada cusub way socdaan, isdiiwaangelintuna way furan tahay!

๐Ÿ“ Bakaro โ€“ Xareed, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Call Us: 61 5005520

๐ŸŽ‰ HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12AAD! ๐ŸŽ“Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 12aad  ee maanta nat...
15/08/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12AAD! ๐ŸŽ“

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 12aad ee maanta natiijadoodu soo baxday. ๐Ÿ‘โค๏ธ

Hambalyo dhammaan guuleystayaasha! ๐ŸŒŸ
Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa. ๐Ÿ“š๐ŸŽ“

Express Educational Institute

JUMCO MUBAARAK ๐Ÿค๐ŸŒ™Alle ha inaga yeelo kuwa Jimcaha kheyrkiisa hela, ducadoodana la aqbalo, qalbiyadoodana lagu xasiliyo i...
14/08/2026

JUMCO MUBAARAK ๐Ÿค๐ŸŒ™

Alle ha inaga yeelo kuwa Jimcaha kheyrkiisa hela, ducadoodana la aqbalo, qalbiyadoodana lagu xasiliyo iimaanka iyo farxadda.

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุฌู…ุนุฉ ุฎูŠุฑ ูˆุจุฑูƒุฉ ๐Ÿคฒ

WHICH DIRECTION WILL YOU CHOOSE? ๐ŸงญMustaqalkaaga waxaa dhisa go'aannada aad maanta qaadato.Haddii aad rabto inaad English...
11/08/2026

WHICH DIRECTION WILL YOU CHOOSE? ๐Ÿงญ

Mustaqalkaaga waxaa dhisa go'aannada aad maanta qaadato.
Haddii aad rabto inaad English-kaaga horumariso, kalsooni ku hadasho, oo aad gaarto guul, dooro jihada saxda ah. ๐Ÿ’™

๐Ÿ“š Build Confidence
๐Ÿ—ฃ๏ธ Speak English
๐ŸŽฏ Achieve Success

At Express Educational Institute, waxaan kaa caawinaynaa inaad English-kaaga ka dhigto mid kuu furaya fursado cusub.

๐Ÿ“ Bakaro โ€“ Xareed, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Call Us: 61 5005520

Your future starts with the direction you choose. ๐Ÿงญโœจ

๐ŸŽ‰ FASALLO CUSUB AYAA FURMAY!Ma rabtaa inaad si kalsooni leh u barato English-ka? ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡งโœจExpress Educational Institute waxaa ...
09/08/2026

๐ŸŽ‰ FASALLO CUSUB AYAA FURMAY!

Ma rabtaa inaad si kalsooni leh u barato English-ka? ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡งโœจ
Express Educational Institute waxaa ka furmay fasallo cusub, waxaana weli socota is-qorista ardayda cusub. ๐Ÿ“

Haddii aad rabto inaad horumariso Speaking, Listening, Reading & Writing, hadda waa waqtigii aad bilaabi lahayd! ๐ŸŽ“

๐Ÿ“Œ Is-qoristu way socotaa โ€” booskaaga maanta xaqiiji!

Learn English. Build Confidence. Shape Your Future. ๐Ÿ’™

08/08/2026

๐Ÿ“š Taariikhda Express Educational Institute

1999 ilaa maanta โ€” safar aqoon, khibrad iyo jiilal badan. ๐ŸŽ“

Macallin muddo dheer ka tirsanaa Express Educational Institute ayaa inala wadaagaya taariikhda iskuulka, waayo-aragnimadiisa iyo safarkii waxbarasho ee uu qaybta ka ahaa sannado badan.

๐ŸŽ“ 26+ sano oo waxbarid ah
๐Ÿ“– Jiilal badan oo la soo barbaariyey
๐Ÿค Khibrad iyo aqoon la isku halleyn karo

โ–ถ๏ธ Daawo muuqaalkan oo wax badan ka ogow taariikhda Express Educational Institute.

Call now to connect with business.

๐Ÿ“– Luqad kasta waxay furtaa albaab, laakiin English-ku wuxuu kuu furaa dunida oo dhan.Haddii aad rabto:โœ… Inaad si kalsoon...
03/08/2026

๐Ÿ“– Luqad kasta waxay furtaa albaab, laakiin English-ku wuxuu kuu furaa dunida oo dhan.

Haddii aad rabto:
โœ… Inaad si kalsooni leh u hadasho
โœ… Inaad horumariso xirfadahaaga
โœ… Inaad hesho fursado cusub

Waxaan kugu soo dhoweynaynaa Express Educational Institute.
๐Ÿ“ Bakaaro โ€“ Xared, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 61 5005520

English-ku waa xirfad qof walba u baahan yahay maanta.Ha sugin berri waxa aad maanta bilaabi karto.Ku soo biir Express E...
01/08/2026

English-ku waa xirfad qof walba u baahan yahay maanta.

Ha sugin berri waxa aad maanta bilaabi karto.

Ku soo biir Express Educational Institute oo ka faa'iidayso:
๐Ÿ“š Casharro tayo leh
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Macallimiin khibrad leh
๐ŸŽฏ Barasho fudud oo waxtar leh

๐Ÿ“ Bakaaro โ€“ Xared, Muqdisho
๐Ÿ“ž 61 5005520

Isdiiwaangelintu way furan tahay. Kuraastu waa xaddidan yihiin!

๐Ÿ“– Jimcaha waa fursad qaali ah.Ha ka tegin maanta adigoon waqti u helin Qur'aanka Kariimka ah.Xadiiska Nabiga ๏ทบ wuxuu ina...
30/07/2026

๐Ÿ“– Jimcaha waa fursad qaali ah.

Ha ka tegin maanta adigoon waqti u helin Qur'aanka Kariimka ah.

Xadiiska Nabiga ๏ทบ wuxuu ina xusuusinayaa:

"Akhriya Qur'aanka, waayo wuxuu maalinta Qiyaame u iman doonaa isagoo u shafeecaynaya akhristayaashiisa."

Alle ha naga dhigo kuwa Qur'aanka akhriya, fahma, kuna camal fala.

Jumu'ah Mubarak ๐Ÿคฒ

Address

30-Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 06:00
Friday 09:00 - 06:00
Saturday 09:00 - 06:00
Sunday 09:00 - 06:00

Telephone

+252615005520

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Express Educational Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share