DUGSIGA SOOYAAL

DUGSIGA SOOYAAL DUGSIGA HOOSE DHEXE & SARE EE SOOYAAL

๐—™๐—œ๐—ก๐—”๐—Ÿ ๐—˜๐—ซ๐—”๐— ๐—œ๐—ก๐—”๐—ง๐—œ๐—ข๐—กMaanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8/7/2026 waxaa si nabad ah ardayda ugu soo dhammaaday imtixaank...
08/07/2026

๐—™๐—œ๐—ก๐—”๐—Ÿ ๐—˜๐—ซ๐—”๐— ๐—œ๐—ก๐—”๐—ง๐—œ๐—ข๐—ก

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8/7/2026 waxaa si nabad ah ardayda ugu soo dhammaaday imtixaankii k**a dambaysta ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Waxaana maanta xarumaha dugsiga u bilowday fasaxa guud ee sanadlaha ah.

.....๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข.....Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee uu maanta imtixaankii qarank...
25/06/2026

.....๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข.....

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee uu maanta imtixaankii qaranku usoo dhammaaday.

Si gaar ah waxaan ugu hambalyeynaynaa ardaydeenna DUGSIGA SOOYAAL dedaalkii iyo dhabar adaygii aad muujiseen muddada dheer mirihiisa waad guran doontaan, Allena ma dayici doono. Waxaanna idiin rejaynaynaa guul iyo natiijo aan ku wada faraxno.

ALLAA MAHAD LEH.

๐™ƒ๐˜ผ๐™ˆ๐˜ฝ๐˜ผ๐™‡๐™”๐™Š ๐™„๐™”๐™Š ๐˜ฝ๐™Š๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ๐™„๐™‰Dhammaan bahda DUGSIGA SOOYAAL oo isku duuban waxay hambalyo u dirayaan maamule ku xigeenka 1aad ee...
25/06/2026

๐™ƒ๐˜ผ๐™ˆ๐˜ฝ๐˜ผ๐™‡๐™”๐™Š ๐™„๐™”๐™Š ๐˜ฝ๐™Š๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ๐™„๐™‰

Dhammaan bahda DUGSIGA SOOYAAL oo isku duuban waxay hambalyo u dirayaan maamule ku xigeenka 1aad ee dugsiga Ustaad Jamaal Maxamed Xaashi oo oo soo gabagabeeyey heerka 1aad ee jaamacadda.

Waxaan u rejaynayaa guul iyo mustaqbal wanaagsan.

๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—™๐—œ๐—ก๐—”๐—Ÿ-๐—ž๐—” ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐ŸฒImtixaankii ugu dambeeyey ee sanad dugsiyeedkaan 2025-2026 ayaa bilaaban doona haddii Alle ...
23/06/2026

๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—™๐—œ๐—ก๐—”๐—Ÿ-๐—ž๐—” ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Imtixaankii ugu dambeeyey ee sanad dugsiyeedkaan 2025-2026 ayaa bilaaban doona haddii Alle idmo asbuuca soo aadan maalin arbaco ah 1/7/2026.

Dhammaan ardayda DUGSIGA SOOYAAL waxaan kula dardaarmaynaa dadaal iyo diyaar garoow badan, maaddaama imtixaankaani yahay mid muhiim ah oo lagu qiimaynayo waxqabadkii iyo dadaalkii ardaygu soo sameeyey sanad kaan, isla markaana lagu kala ogaan doono ardayga u qalma in uu u gudbo fasalka xiga iyo kan kale.

ู…ู† ุฌุฏ ูˆุฌุฏ ูˆู…ู† ุฒุฑุน ุญุตุฏ

๐—™๐—”๐—ฅ๐—ฅ๐—œ๐—œ๐—ก ๐—ช๐—”๐—–๐—ฌ๐—œ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—กHaddii aad tahay arday ๐—™๐Ÿฐ ah oo sanadkaan imtixaanka galaya fadlan si deggan u akhri:1. Diyaarso oo me...
19/06/2026

๐—™๐—”๐—ฅ๐—ฅ๐—œ๐—œ๐—ก ๐—ช๐—”๐—–๐—ฌ๐—œ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก

Haddii aad tahay arday ๐—™๐Ÿฐ ah oo sanadkaan imtixaanka galaya fadlan si deggan u akhri:

1. Diyaarso oo meel aad taqaan sii dhigo dhammaan agbka aad imtixaanka uga baahan tahay sida : ID card, dharka iskuulka (Uniform), dhawr xabbo oo qalin buluug hal nuucle ah, Correction Pen IWM.

2. Waqti h**e seexo habeenkii si aad xilli fiican usoo kacdid adiga oo firfircoon.

3. Xaadir ku ahoow xarunta imtixaanka aad ku galayso ugu yaraan saacad ka hor xilliga imtixaanku bilaabanayo.

4. Ku dedaal in aad soo quraacato ka hor inta aadan soo bixin haddii ay kuu saamaxdo.

5. Fariiso fasalka aad ku qoran tahay, gaar ahaan kursiga laguu asteeyey ee lambarkaagu ku qoran yahay.

6. Marka lagu siiyo imtixaanka si deggan u akhri dhammaan habraaca iyo shuruudaha imtixaanka sidoo kale iska hubo warqadaha lagu siiyey in ay imtixaankii saxda ahaa yihiin.

7. U qor magacaaga iyo Rool lambarka si cad oo la akhrin karo lana fahmi karo.

8. Magacaaga ugu qor warqadda sida uu kaarka ugu qoranyahay, waxba adigu haka beddelin.

9. Iska ilaali amar diiddo iyo ku afcelinta ilaaliyaha imtixaanka ama kormeerayaasha.

10. Ka digtoonow nooc kasta oo qish ah kaas oo keeni kara in maaddo lagaa kansalo.

11. Ka fogoow ka qayb galka wax kasta oo fowdo iyo dagaal xarunta dhexdeeda iyo bannaankeeda ah.

12. Iska yaree wal walka badan ee imtixaanka aad ka wal walayso, si deggan wax usoo akhri Allena talo saaro.

13. Maalin kasta marka imtixaanku kuu soo dhammaado muuji taxaddar iyo feejignaan dheeri ah, toosna usoo bax. Haku dhex wareegin xarunta imtixaanka.

14. Maalinta ugu dambaysa ee imtixaanku kuu soo dhammaado ha aadin goobaha la isugu soo baxo oo mashquulka ah, waayo waxaa ka dhici kara rabshado keeni kara dhaawac, dhimasho ama dhibaatooyin kale.

15. Muddada aad sugayso natiijada imtixaanka ee aad fasaxa ku jirto yaanay farxadda iyo baashaalku kaa tan badane, badi Alle bariga iyo inaad markasta ilahay weydiisato in uu natiijo fiican ku siiyo, imtixaankana aad ka gudubto. Ilahay qofkii barya waa uu aqbalaa sida uu qur'aanka kariimka ah inoogu sheegay.
{ูˆูŽู‚ูŽุงู„ูŽ ุฑูŽุจู‘ููƒูู…ู ุงุฏู’ุนููˆู†ููŠ ุฃูŽุณู’ุชูŽุฌูุจู’ ู„ูŽูƒูู…ู’}

Ugu dambeyntii waxaan idiin rejaynayaa Allana idiin weydiinayaa guul iyo in imtixaanku nabad iyo caafimaad idinku soo dhammaado.

W/Q Ustaad Abdulkadir Beddal

.............ALLAA MAHAD LEH.............Ka dib dedaal, dhabar adayg iyo juhdi badan oo ay si wada jir ah muddo usoo wad...
18/06/2026

.............ALLAA MAHAD LEH.............

Ka dib dedaal, dhabar adayg iyo juhdi badan oo ay si wada jir ah muddo usoo wadeen arday, macallin, waalid iyo maamulba fasalka ๐Ÿด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ waxaa maanta usoo idlaaday imtixaankoodii dugsiga dhexe ee uu qaadayey Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Dhammaan ardayda waxaan u rejaynaynaa guulo la taaban karo iyo natiijo aan ku wada faraxno dhammaanteen.

17/06/2026

Ardayda fasalka 8aad oo imtixaanka u dareeray maalintii 3aad.

15/06/2026

Waxaan guul iyo natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan u rejaynaynaa dhammaan ardayda fasalka ๐Ÿด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee saaka imtixaanka u fariistay.

Sanadkaan dugsiga DUGSIGA SOOYAAL waxaa imtixaanka u galay 110 arday, waana mid ka mid ah guulaha dugsigu gaaray.

๐—ซ๐—”๐—™๐—Ÿ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ค๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก-๐—๐—˜๐—•๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—™๐Ÿฐ & ๐Ÿด๐—”๐—”๐——Kooxihii ku guuleystay tartankii kubbadda cagta ee sanadkaan kaalinta ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ iyo ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ayaa...
03/06/2026

๐—ซ๐—”๐—™๐—Ÿ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ค๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก-๐—๐—˜๐—•๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—™๐Ÿฐ & ๐Ÿด๐—”๐—”๐——

Kooxihii ku guuleystay tartankii kubbadda cagta ee sanadkaan kaalinta ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ iyo ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ayaa la guddoonsiiyey koob iyo billado.

Waxaana maamulku u rajeeyey in ay kasoo muuqdaan halkaan iyo meelo ka sarreeya.

Sawirada Q-3aad

๐—ซ๐—”๐—™๐—Ÿ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ค๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก-๐—๐—˜๐—•๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—™๐Ÿฐ ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐Ÿด๐—”๐—”๐——Sawirada xafladda Q-2aad
02/06/2026

๐—ซ๐—”๐—™๐—Ÿ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ค๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก-๐—๐—˜๐—•๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—™๐Ÿฐ ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐Ÿด๐—”๐—”๐——

Sawirada xafladda Q-2aad

Address

Wadada Warshadaha, Eveco
Mogadisho
252

Telephone

+252616600604

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DUGSIGA SOOYAAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to DUGSIGA SOOYAAL:

Shortcuts

Share