Jaamacadda Jubada sare -جامعة جوبا العليا

Call Directions Website

Jaamacadda Jubada sare -جامعة جوبا العليا UJU is upcoming private university located in Baidoa District , Southwest State of Somalia

Upper Jubba University (UJU) is an upcoming private university located in Baidoa, Somalia. Pursuit to its commitment to meet the rising need for higher education in the region, the university has embarked on laying down the required infrastructure and academic programs that are innovative, market driven and responsive to the need of the Somalis to be offered on full time, institutional based, weekend, evening and distance learning modes

Jumca mubaarak dhamaan Ummadda Islaamka
25/09/2026

Jumca mubaarak dhamaan Ummadda Islaamka

23/09/2026

Faculty of Veterinary Medicine anders Animal Husbandry

Wargelin – Dib-u-furista JaamacaddaJaamacadda Jubada Sare (Upper Jubba University) waxay ku wargelinaysaa dhamaan ardeyd...
23/09/2026

Wargelin – Dib-u-furista Jaamacadda

Jaamacadda Jubada Sare (Upper Jubba University) waxay ku wargelinaysaa dhamaan ardeyda in Jaamacaddu dib loo furi doono 26-ka September 2026, oo ku beegan maalinta Sabtida ee soosocota.

Sidaa darteed, dhammaan ardayda cusub iyo kuwii h**e waxaa Lagu wargelinayaa inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan bilowga Sannad-Akadeemiyadeedka 2026–2027, isla markaana ay waqtigooda ku soo laabtaan.


22/09/2026

Farhiyo Abdullahi waa mid ka mid ah gabdhaha ka qalin-jabiyey Jaamacadda gaar ahaan Kuliyadda Caafimaadka – Qaybta Midwifery.
Maanta waxay aqoonteeda iyo xirfadeeda uga faa’iideyneysaa bulshada, iyadoo qayb ka qaadanaysa horumarinta caafimaadka iyo adeegyada hooyada iyo dhallaanka.

Gabar wax baratey waa bulsho wax baratey

Ma xiisaynaysaa inaad baratid Maamulka Dawliga ah, hoggaaminta, siyaasadaha guud iyo adeegga bulshada?Haddii jawaabtaadu...
21/09/2026

Ma xiisaynaysaa inaad baratid Maamulka Dawliga ah, hoggaaminta, siyaasadaha guud iyo adeegga bulshada?

Haddii jawaabtaadu tahay HAA, Upper Jubba University – Jaamacadda Jubada Sare waxay kuu haysaa fursad aad ku barato Public Administration oo kuu diyaarinaysa aqoon iyo xirfado ku saabsan:

Maamulka iyo Hay’adaha Dawliga ah

Hoggaaminta iyo Maamulka Dadweynaha

Siyaasadaha Guud iyo Horumarinta
Adeegga Bulshada iyo Maamulka Hay’adaha
Qorsheynta, Cilmi-baarista iyo Go'aan-qaadashada

Ku soobiir jaamacadda oo dhis aqoonta iyo xirfadda kaa caawin karta inaad mustaqbalka ka shaqeyso hay’adaha dowladda, maamulka, ururrada bulshada iyo hay’adaha horumarinta.

Upper Jubba University
A New Dawn for Higher Education

21/09/2026




Upper Jubba University
“A New Dawn for Higher Education”

Compus:
Xarunta jaamacadda waxay kutaalaa xafadda wadajir/Agagaarka Afaraale-Wadada Bay hosbital
Email 📧 [email protected]
Phone:
+252619344242
+252616018181

Ma ka mid tahay kuwa ku hamminaya inay bartaan kuliyadda Siyaasadda? Haddii jawaabtaadu tahay HAA, Jaamacadda Jubada Sar...
20/09/2026

Ma ka mid tahay kuwa ku hamminaya inay bartaan kuliyadda Siyaasadda?

Haddii jawaabtaadu tahay HAA, Jaamacadda Jubada Sare waxay kuu haysaa fursad aad ku baran karto Cilmiga Siyaasadda (Political Science).

Ku biir Jaamacadda Jubada Sare oo hel aqoon iyo xirfado kaa caawinaya inaad si qoto dheer u fahanto siyaasadda, maamulka iyo arrimaha bulshada.

Bilow maanta safarkaaga aqooneed, una diyaargarow mustaqbalka hoggaaminta iyo adeegga bulshada.

Upper Jubba University
“A New Dawn for Higher Education”

Compus:
Xarunta jaamacadda waxay kutaalaa xafadda wadajir/Agagaarka Afaraale-Wadada Bay hosbital
Email 📧 [email protected]
Phone:
+252619344242
+252616018181



Kuliyadda Veterinary Medicine and Animal Husbandry waxay sanadkan siinaysaa ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku noo...
19/09/2026

Kuliyadda Veterinary Medicine and Animal Husbandry waxay sanadkan siinaysaa ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool magaalooyinka Baydhabo iyo Qansaxdheere, fursado waxbarasho oo isugu jira:

✅ Scholarship (Deeq Waxbarasho)

✅ Half-Scholarship (Nus Deeq Waxbarasho)

Haddii aad xiisaynayso barashada Veterinary Medicine and Animal Husbandry, tani waa fursad aad kaga mid noqon karto jiilka aqoonta u leh caafimaadka xoolaha iyo horumarinta wax-soo-saarka xoolaha.

Compus:
Xarunta jaamacadda waxay kutaalaa xafadda wadajir/Agagaarka Afaraale-Wadada Bay hosbital
Email 📧 [email protected]
Phone:
+252619344242
+252616018181



17/09/2026

SIMINAAR WACYIGELIN AH OO KU SAABSAN GUDNIINKA FIRCOONIGA AH [FGM]

Siminaarka waxaa soo agaasimey Xafiiska Kaalmo Sharciyeedka ee kuliyadda shareecada iyo qaanuunka jaamacadda

🎙️ Ma jeceshahay inaad barato   (Journalism)?Haddii jawaabtaadu tahay Haa, fursad cusub ayaa kuu diyaar ah! Jaamacadda J...
17/09/2026

🎙️ Ma jeceshahay inaad barato (Journalism)?

Haddii jawaabtaadu tahay Haa, fursad cusub ayaa kuu diyaar ah!

Jaamacadda Jubada Sare (Upper Jubba University) ee magaalada Baydhabo ayaa sanadkan kusoo kordhisay Kuliyadda Cilmiga Siyaasadda iyo Maamulka Dadweynaha, gaar ahaan:

Department: Journalism and Communication

Haddii aad xiisaynayso Saxaafadda, Warbaahinta, Isgaarsiinta iyo xirfadaha war-tabinta, ka faa’iidayso fursaddan oo ku biir Jaamacadda Jubada Sare.

Baro maanta — noqo xirfadle warbaahineed berri!

Compus:
Xarunta jaamacadda waxay kutaalaa xafadda wadajir/Agagaarka Afaraale-Wadada Bay hosbital

Email 📧 [email protected]
Phone:
+252619344242
+252616018181
🌐 www.uju.edu.so
UJU-Baydhabo, Soomaaliya
A New Dawn for Higher Education

Address

Baidoa/Xaafada Wadajir/Agagaarka Xarunta Afaraale/Wadada Hormarta Bay Hospital/ADC Road
Baydhabo

Telephone

+252619344242

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaamacadda Jubada sare -جامعة جوبا العليا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share