ANFAC Academy

ANFAC Academy 🎓 𝗔𝗻𝗳𝗮𝗰 𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝘆 – Empowering youth through practical media, tech & creative courses.
📍 Baidoa, Somalia | 📞 +252 619400527
💡 Learn. Create. Lead.

🎉 𝘼𝙉𝙁𝘼𝘾 𝘼𝘾𝘼𝘿𝙀𝙈𝙔 – 𝙋𝘼𝙍𝙏 𝙏𝙄𝙈𝙀 𝙋𝙍𝙊𝙂𝙍𝘼𝙈 𝙁𝙤𝙧 𝘿𝙞𝙜𝙞𝙩𝙖𝙡 𝘾𝙖𝙢𝙚𝙧𝙖 Alxamdulillaah, maanta waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday bishii ...
04/06/2026

🎉 𝘼𝙉𝙁𝘼𝘾 𝘼𝘾𝘼𝘿𝙀𝙈𝙔 – 𝙋𝘼𝙍𝙏 𝙏𝙄𝙈𝙀 𝙋𝙍𝙊𝙂𝙍𝘼𝙈 𝙁𝙤𝙧 𝘿𝙞𝙜𝙞𝙩𝙖𝙡 𝘾𝙖𝙢𝙚𝙧𝙖
Alxamdulillaah, maanta waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday bishii koowaad ee tababarka Part-Time-ka ee ardayda ANFAC Academy, waxaana bilowday bishii labaad ee barashada xirfadaha kala duwan.
Ardaydu waxay heleen aqoon iyo waayo-aragnimo wax ku ool ah (practical) intii lagu guda jiray bishii koowaad, iyadoo la isku daray casharro iyo tababaro dhab ah oo kor u qaadaya xirfadahooda. Tababarka noocan ah ee gacanta-ku-haynta ah wuxuu ka caawiyaa ardayda inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada iyo mustaqbalkooda xirfadeed. (anceracademy.com)
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda guul, dadaal iyo horumar joogto ah inta lagu jiro bisha labaad ee tababarka.
"𝑿𝒊𝒓𝒇𝒂𝒅𝒅𝒖 𝑾𝒂𝒂 𝑭𝒖𝒓𝒂𝒉𝒂 𝑭𝒖𝒓𝒔𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂, 𝑫𝒂𝒅𝒂𝒂𝒍𝒌𝒖𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒂𝑱𝒊𝒅𝒌𝒂 𝑮𝒖𝒖𝒔𝒉𝒂"






ANFAC Academy

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡.𝗖𝗜𝗜𝗗𝗨𝗟-𝗔𝗗𝗫𝗔ANFAC Academy
26/05/2026

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡.
𝗖𝗜𝗜𝗗𝗨𝗟-𝗔𝗗𝗫𝗔
ANFAC Academy

24/05/2026

𝗣𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗗𝗲𝗺𝗼𝗻𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻-𝗸𝗮 𝗠𝗼𝗻𝘁𝗵𝗹𝘆 𝗘𝘅𝗮𝗺




𝗣𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗗𝗲𝗺𝗼𝗻𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻-𝗸𝗮 𝗠𝗼𝗻𝘁𝗵𝗹𝘆 𝗘𝘅𝗮𝗺
24/05/2026

𝗣𝗿𝗮𝗰𝘁𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗗𝗲𝗺𝗼𝗻𝘀𝘁𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻-𝗸𝗮 𝗠𝗼𝗻𝘁𝗵𝗹𝘆 𝗘𝘅𝗮𝗺




𝑴𝒐𝒏𝒕𝒉𝒍𝒚 𝑬𝒙𝒂𝒎   ANFAC Academy
24/05/2026

𝑴𝒐𝒏𝒕𝒉𝒍𝒚 𝑬𝒙𝒂𝒎


ANFAC Academy

  MUBARAKANFAC Academy
22/05/2026

MUBARAK
ANFAC Academy

📚 ANFAC ACADEMY – QUIZ SESSIONMaanta ardeyda Anfac Academy Qaar kam mid ah ayaa  waxay si guul leh u galeen Quiz Session...
22/05/2026

📚 ANFAC ACADEMY – QUIZ SESSION

Maanta ardeyda Anfac Academy Qaar kam mid ah ayaa waxay si guul leh u galeen Quiz Session, kaas oo ahaa mid lagu qiimeynayay fahamkooda, dadaalkooda, iyo horumarka ay sameeyeen intii ay socotay casharrada.

📝 Quiz-ku wuxuu ka caawiyay ardeyda:
✔ In la qiimeeyo aqoontooda
✔ In la xoojiyo fahamka casharrada
✔ In loo diyaariyo imtixaanada waaweyn

Waxaan bogaadineynaa dhammaan ardeyda ka qeyb qaadatay dadaalka iyo niyadda wanaagsan ay muujiyeen 👏

🎓 Anfac Academy – Halka Aqoontu Ka Bilaabato
📞 Faahfaahin: 0619400527

  MUBARAKاللَّهُمَّ اسْقِنَا اللَّهُمَّ اسْقِنَا، اللَّهُمَّ اسْقِنَاANFAC Academy
15/05/2026

MUBARAK
اللَّهُمَّ اسْقِنَا اللَّهُمَّ اسْقِنَا، اللَّهُمَّ اسْقِنَا
ANFAC Academy

𝐍𝐨𝐪𝐨 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐡𝐞𝐫 & 𝐏𝐡𝐨𝐭𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐡𝐞𝐫!𝗗𝗨𝗙𝗖𝗔𝗗𝗜𝗜 4𝗔𝗔𝗗 𝗗𝗜𝗚𝗜𝗧𝗔𝗟 𝗖𝗔𝗠𝗘𝗥𝗔👉 Ku Bilow SafarkaagaXirfadeed maanta, noqo qo...
14/05/2026

𝐍𝐨𝐪𝐨 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐡𝐞𝐫 & 𝐏𝐡𝐨𝐭𝐨𝐠𝐫𝐚𝐩𝐡𝐞𝐫!
𝗗𝗨𝗙𝗖𝗔𝗗𝗜𝗜 4𝗔𝗔𝗗 𝗗𝗜𝗚𝗜𝗧𝗔𝗟 𝗖𝗔𝗠𝗘𝗥𝗔
👉 Ku Bilow SafarkaagaXirfadeed maanta, noqo qof la tartami kara suuqa shaqada!




ANFAC MEDIA

ANFAC Academy   Training Skills
06/05/2026

ANFAC Academy
Training Skills

Address

Baydhabo
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ANFAC Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share