Gerbooda Professional College GPC

Gerbooda Professional College GPC GPC wuxuu ku yaala xafadda Horsed inta u dhaxeyso isgoyska sagaarada iyo masjidka towfiq.+252613 485816

Machadka Gerbooda Professional College GPC oo aad uga barateen tababarada kor u qaadista xirfadaha ayaa wuxuu qaban doon...
09/04/2026

Machadka Gerbooda Professional College GPC oo aad uga barateen tababarada kor u qaadista xirfadaha ayaa wuxuu qaban doonaa tababar ku saabsan xirfada "Keyboard typing ", tababarkaas oo socon doona mudo 2 asbuuc ah.
Wuxuuna bilaaban doona Sabtiga wakhtiguna waa bacdul casir.
Ka faaidayso yaan lagaa buuxin

Ma tahay qof daneynaayo barashada cilmiga beeraha hadii jawaabtaadu ay tahay haa  machadka Gerbooda Professional College...
26/03/2026

Ma tahay qof daneynaayo barashada cilmiga beeraha hadii jawaabtaadu ay tahay haa machadka Gerbooda Professional College GPC wuxuu kuu diyaariyey diploma in agriculture.
Koorsadaas oo laguugu bari doono si bilaash ah theory iyo practical-ba laguu tusi doono.

Tirada la qaadanayo waa ay xadidan tahay.
ka faaideysi wacan.

Wixii faafaahin ah: 61 3485816

Ciid Wanaagsan, Nabad iyo Caafimaad ku Ciida. كُلُّ عامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ  professional college
20/03/2026

Ciid Wanaagsan, Nabad iyo Caafimaad ku Ciida.
كُلُّ عامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ
professional college

11/03/2026

𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫𝗔 𝟭𝟬-𝗞𝗔 𝗗𝗔𝗠𝗕𝗘 𝗘𝗘 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗠𝗔𝗛𝗔 𝗖𝗜𝗜𝗗𝗔.

Waxaan ogeysiinaynaa dhammaan waalidinta, ardayda iyo Macallimiinta in Machadka uu galay fasax kooban oo ku aadan 10-ka dambe ee Ramadaan iyo maalmaha ciida.

Fasaxu wuxuu bilaabanayaa manta oo 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐨 ah, taariikhduna tahay 22-ka Ramadaan 1447 Hijriya, kuna beegan 11-03-2026 Miilaadi.

Sidoo kale fasaxu wuxuu ku egyahay maalin isniin, taariikhduna ku beegantahay 23-03-2026.

Daraasada waxbarasho waxay dib u bilaaban doontaa maalin Talaado ah, oo taariikhdu ku beegan tahay 24-03-2026.

Waxaan dhamman bahda Machadka isku dardaarmeynaa in aan ka faa'iideysano maalmahaan kheyrka badan una duceyno dalka iyo dadka Soomaaliyeed ee abaaraha heysta.

𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗

Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan Final-kiisa waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.Guul aya...
08/03/2026

Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan Final-kiisa waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.

Guul ayaa idin rajeyneynaa.

Khalid binu waliid oo u gudbay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College G...
08/03/2026

Khalid binu waliid oo u gudbay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.

Lions of Gpc oo u gudbay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.
08/03/2026

Lions of Gpc oo u gudbay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.

Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan wareegiisa labaad waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.Gu...
07/03/2026

Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan wareegiisa labaad waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.

Guul ayaa idin rajeyneynaa.

Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.Guul ayaa idin rajey...
03/03/2026

Tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa maanta kulmi doona labada koox hoos ka muuqda.

Guul ayaa idin rajeyneynaa.

Life care oo u gudubtay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.
03/03/2026

Life care oo u gudubtay wareega xiga ee Tartan aqooneedka bisha Ramadaan Machadka Gerbooda Professional College GPC.

Address

Horseed Street
Baydhabo

Telephone

+252613485816

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gerbooda Professional College GPC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gerbooda Professional College GPC:

Share