Al hidaayah primary and secondary school

Al hidaayah primary and secondary school we teach, you learn the world benefits

  wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaa murugo weyn nagu reebtay geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen   Sheikh Adam Gaa...
18/04/2026

wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaa murugo weyn nagu reebtay geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen Sheikh Adam Gaabuun, oo ka mid ahaa ardayda Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee , gaar ahaan fasalka 12aad.

wuxuu ahaa arday degan, edeb badan, af gaaban, kuna sifoobay akhlaaq wanaagsan iyo ixtiraam, wuxuuna ka mid ahaa ardayda ay jeclaayeen macallimiinta iyo asxaabtiisa.

"لو كانت الدنيا تدوم لأهلها، لكان رسولُ اللهِ حيًّا وباقيًا"
Ilaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto, janadii Firdowsana ka waraabiyo, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo dhammaan ardayda dugsigana samir iyo iimaan ka siiyo. Geeridu waa xaq, qof walbana waa mari doonaa, Ilaahayna ha ina waafajiyo samir iyo sabar wanaagsan. Aamiin.

Al hidaayah primary and secondary school
fans

 ’s Event AnnouncementA short training session will be held today at Al hidaayah primary and secondary school Speaker: M...
11/04/2026

’s Event Announcement
A short training session will be held today at Al hidaayah primary and secondary school
Speaker: Madkeir Mohamed Ibrahim
: Short Training Session
All participants are encouraged to attend and benefit from the session.
fans

📢 Ogeysiis MUHIIM AH 📢Bulshada ku nool magaalada Baydhabogaar ahaan xaafadda Wadajir  iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiis...
17/01/2026

📢 Ogeysiis MUHIIM AH 📢
Bulshada ku nool magaalada Baydhabogaar ahaan xaafadda Wadajir iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiisnayaa in primary and secondary school uu bilaabayo Dowrooyin Diini ah oo tayo sare leh 📚
Dowrooyinka lagu bixin doono waa:
✅ Naxwaha (Qawaacidda Af-Carabiga)
✅ Al-Fiqhi
✅ Al-Caqiidada
✅ Siirrada Rasuulka (SCW)
✅ Aadaabul Muslim
✅ Takallumka Af-Carabiga (Hadal & Faham)
🎯Dowrooyinkani waxay ku habboon yihiin ardayda, dhalinyarada iyo dhammaan cidda jecel barashada diinta Islaamka.
⏰ Fursad qaali ah — Ha moogaan!
📍 Goobta: Dugsiga Al-Hidayah – Baydhabo
📞 Wixii faahfaahin ah la xiriir Maamulka Dugsiga Al-Hidayah

: we teach you learn the world benefits


fans
Al hidaayah primary and secondary school

Saaka waxaa si rasmi ah u qabsoomay tartanka aqoonedka aqoon aadaabta ee sannad dugsiyeedka 2025–2026. Tartankan waxa ay...
10/12/2025

Saaka waxaa si rasmi ah u qabsoomay tartanka aqoonedka aqoon aadaabta ee sannad dugsiyeedka 2025–2026.
Tartankan waxa ay ku loollameen fasallada 8-aad iyo 5-aad, waxaana lagu tartamayay aqoon, anshax iyo jawaabo degdeg ah.

Ugu dambeyn, guusha waxa raacday fasalka 8-aad, kuwaas oo muujiyay diyaargarow, karti iyo aqoon heer sare ah.

Waxaan hambalyeynaynaa fasalka 8-aad guusha ay gaareen, sidoo kalena waxaan dhiirrigelin u diraynaa fasalka 5-aad oo soo bandhigay dadaal wanaagsan.





Al hidaayah primary and secondary school
fans

Dahfurkii tartan aqoonedka “Aqoon iyo Aadaab” ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026, oo maanta si rasmi ah uga dhacay dugsiga,...
03/12/2025

Dahfurkii tartan aqoonedka “Aqoon iyo Aadaab” ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026, oo maanta si rasmi ah uga dhacay dugsiga, ayaa waxaa is-wajahay fasalada 12aad iyo 10aad.
Tartanka oo ku furmay jawi tartan iyo aqoon wacan leh, ayaa waxaa fasalka la imaadeen 22 dhibcood, halka fasalka ay la imaadeen 24 dhibcood.
Sidaas darteed, guusha waxaa raacday fasalka , kuwaas oo muujiyey dadaal iyo diyaar garow heer sare ah.

 Fasalada   iyo   ayaa lagu daahfuri doonaa Tartanka Aqooneedka Aqoon iyo Aadaab ee sannad dugsiyeedka 2025–2026, maalin...
02/12/2025


Fasalada iyo ayaa lagu daahfuri doonaa Tartanka Aqooneedka Aqoon iyo Aadaab ee sannad dugsiyeedka 2025–2026, maalinta berri ah haddii Alle idmo.
Labadan fasal waxa ay u diyaar garoobeen si heer sare ah, iyagoo doonaya inay muujiyaan kartidooda, dadaalkooda iyo aqoonta ay kasbadeen, taasoo ka dhigaysa daahfurka tartanka mid si weyn loo sugaayo oo ay ka muuqan doonto tartan xirfad, aqoon iyo akhlaaq leh.

Waxaa la sugayaa cidda ku guuleysan doonta wareegan xiisaha badan.
ayeynu u rajaynaynaa labada fasal! 🤝📘

Al hidaayah primary and secondary school
fans
teach you learn the world benefits




Maamulka Dugsiga Al hidaayah primary and secondary school    Nuur Omar Adam waxa uu hoggaanka Tartan Aqooneedka Aqoon iy...
30/11/2025

Maamulka Dugsiga Al hidaayah primary and secondary school Nuur Omar Adam waxa uu hoggaanka Tartan Aqooneedka Aqoon iyo Aadaab u magacaabay:

1. Guddoomiye: Muktar Mohammed Ali
2. Afhayeen: Madkeir Mohamed Ibrahim
3. Xoghayaha: Ustaad Apdirahin Qaddafi

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida iyo masuuliyadda maamulka dugsigu u hayo hoggaanadan cusub. Waxaa la filayaa inay gacan ka geystaan habsami u socodka tartanka iyo kor u qaadista aqoonta iyo akhlaaqda ardayda.




#2025-2026
& aadaab
We teach you learn the world benefits

📢 ANNOUNCEMENTMaamulka Al hidaayah primary and secondary school  wuxuu magacaabay Guddiga Tartanka Aqoon iyo Aadaab ee  ...
25/11/2025

📢 ANNOUNCEMENT
Maamulka Al hidaayah primary and secondary school wuxuu magacaabay Guddiga Tartanka Aqoon iyo Aadaab ee sannad dugsiyeedka 2025–2026.

Xubnaha gudiga:
1️⃣ Muktar Mohammed Ali
2️⃣ Apdirahin Qaddafi
3️⃣ Madkeir Mohamed Ibrahim

Guddigan ayaa mas’uul ka noqon doona maaraynta iyo horumarinta tartamada aqooneed iyo akhlaaqeed ee dugsiga.

Maamulka Nuur Omar Adam
fans



motto:We teach you learn the world benefits

Xuska Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed 21 November Al hidaayah primary and secondary school
22/11/2025

Xuska Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed 21 November
Al hidaayah primary and secondary school

Xuska Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed 21 November Al hidaayah primary and secondary school Milgo iyo maamuus macallin...
22/11/2025

Xuska Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed 21 November
Al hidaayah primary and secondary school
Milgo iyo maamuus macallin baa leg

Sawiro: Xuska Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed 21 November Al hidaayah primary and secondary school
22/11/2025

Sawiro: Xuska Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed 21 November
Al hidaayah primary and secondary school



Address

Wadajir
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al hidaayah primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Al hidaayah primary and secondary school:

Share