South West State of Somalia University

South West State of Somalia University South West Sate Somalia University is public university that provides both graduate and post graduate program

South West Sate of Somalia University is public university that provides both graduate and post graduate programs

23/09/2025

Daraasaadka Jaamacada ayaa bilaabmi doono Maalinta Khamiis ta (September 25, 2025).
0611389924
0611389929

OGEYSIIS MUHIIM AH,Dhamaan ardeyda Soomaaliyeed waxaa loo soo bandhigayaa Deeqda Waxbarasho Jaamacadda koonfur Galbeed S...
09/09/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH,
Dhamaan ardeyda Soomaaliyeed waxaa loo soo bandhigayaa Deeqda Waxbarasho Jaamacadda koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wixii faahfaahin kala xiriir: 61 1389929 ama 0611389924 / 0618458322

Codsiga Deeqda Waxbarasho Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

Ardeyda Jaamacada Koonfur Galbeed ee sanadka 2aad oo bilaabey  baraatikada Handasada Madaniga ah kaas kaas oo ay ku qaad...
02/09/2025

Ardeyda Jaamacada Koonfur Galbeed ee sanadka 2aad oo bilaabey baraatikada Handasada Madaniga ah kaas kaas oo ay ku qaadanayan dhismooyin kala duwan.
Field Practical for Civil Engineering Students at South West State Of Somalia University.
Wixii faahfaahin ah oo xogta Jaamacada kala xiriir.
Tell: 0611389929 / 0611389924 /0628458322

Deeq Waxbarasho (Full Scholarship)Codso deeqda waxbarahsda Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed SoomaaliyaIsdiiwaangelint...
01/09/2025

Deeq Waxbarasho (Full Scholarship)
Codso deeqda waxbarahsda Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya
Isdiiwaangelinta wey furantahay
Booqo Xaruunta Jaamacadda Kasoo horjeedka Luga baxsi agagaarka Haldoor Hotel
Tell: 0611389929 / 0611389924

24/08/2025

Hambalyo dhamaan Ardeyda ku guuleysatey Imtixaanka Dugsiga Sare Dalka.

Free Course Secondary Graduates Programs1. General English Cousrse2. Academic Selection Seminar3. Transition into Univer...
11/07/2025

Free Course
Secondary Graduates Programs
1. General English Cousrse
2. Academic Selection Seminar
3. Transition into University Context

Course Duration 1 Month
Campus Near Luga bahsi Area
Contacts
0611389924
0611389929
Email. [email protected]

Final Exam
18/06/2025

Final Exam

Waxaaa berito oo ay taarikhdu tahay 18 Juun 2025 bilaaban doono Imtixaanka k**a dambeyka Simistarka ee Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Final Examinations for South West State Of Somalia will Start on June 18, 2025.



22/04/2025

Waxaaa berito oo ay taarikhdu tahay 23 April 2025 bilaaban doono Imtixaanka dhexe ee Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Mid Term Examinations for South West State Of Somalia will Start on April 23, 2025.



24/01/2025

Waxaaa berito oo ay taarikhdu tahay 24 Janaayo 2025 bilaaban doono Imtixaanka Finalka ah ee Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Final Exam for South West State Of Somalia will Start on January 24, 2025.



Deeq Waxbarsho Codso deeqda waxbarahsda Jaamacada Dowladda Koonfur Galbeed SoomaaliyaIsdiiwaangelinta wey furantahayBooq...
08/10/2024

Deeq Waxbarsho
Codso deeqda waxbarahsda Jaamacada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya
Isdiiwaangelinta wey furantahay
Booqo Xaruunta Jaamacadda Kasoo horjeedka Saldhig Bari
Tell: 0611389929 / 0611389924

Codsiga Deeqda Waxbarasho Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya

Address

Baidoa-Somalia
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when South West State of Somalia University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to South West State of Somalia University:

Share