Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus

Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus Zamzam University is a multicampus, teaching, learning, and research university in Somalia.
(1)

27/08/2026

Ayub Adam Abdi waa arday ku guuleystay tartanka Indabax Somalia 2026 kaas oo lagu qabtay magaalada Baidoa Guushiisa kaddib wuxuu safar ku aaday dalka Nigeria halkaas oo uu kaga qaybgalay shirweynaha Deep learning Indabax 2026

university baidoa Campus

27/08/2026

Idiris Adam Mohamed waa arday ka tirsan Kulliyadda Culuumta Beeraha. Wuxuu si gaar ah gacanta ugu hayaa qaybta Nursery-ga, halkaas oo uu ka shaqeeyo daryeelka iyo horumarinta geedo kala duwan.
Dhawaan Idiris wuxuu tijaabo ku sameeyay geedka Avocado isaga oo diiradda saarayay habka loo abuuro loo daryeelo loona kobciyo geedka avocado-ga gudaha Nursery-ga. Tijaabadani waxay qayb ka tahay dadaallada lagu horumarinayo xirfadaha waxbarashada iyo cilmi-baarista ee ardayda Kulliyadda Beeraha

of Agriculture
university Baidoa campus

26/08/2026

Hussein Ali Imran wuxuu ka mid ahaa 10-kii arday ee sannadkii h**e ku guuleystay deeq waxbarasho oo ay bixisay hayโ€™adda caalamiga ah ee IHH. Sidoo kale wuxuu fariin dhiirrigelin ah u diray ardayda sannadkan ka qalin-jabisay dugsiyada sare ee KGS.

26/08/2026

Fadumo Mayow Maxamed waxay ka mid tahay ardaydii sanadkii h**e ku soo biirtay Jaamacadda Zamzam iyadoo safarkeeda waxbarasho uga timid degmada Xudur ee gobolka Bakool waxay ka mid tahay ardayda dhigata Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Zamzam Baidoa Campus.

Fadumo waxay fariin dhiirrigelin leh u dirtay ardayda sanadkan ka qalin-jabisay dugsiyada sare ee degmada Xudur iyo guud ahaan gobolka Bakool. Waxay ku boorrisay inay sii wataan dadaalkooda waxbarasho isla markaana ay ku soo biiraan Jaamacadda Zamzam, si ay uga faaโ€™iidaystaan fursadaha aqooneed iyo xirfadeed ee jaamacaddu bixiso.
Open

Dhamaan ardayda jaamacadda waxa aan ku wargelineynaa in natiijada imtixaanka fiinaalka simistarka 2aad ee sanad dugsiyee...
24/08/2026

Dhamaan ardayda jaamacadda waxa aan ku wargelineynaa in natiijada imtixaanka fiinaalka simistarka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 lasoo daayay, Fadlan kala soco portal-kaaga.
Guul Wacan!

Waxan idiin rajeeyneyna natiija wanaagsan ardaydeena dhamaan imtixanka qaranka Somalied
14/08/2026

Waxan idiin rajeeyneyna natiija wanaagsan ardaydeena dhamaan imtixanka qaranka Somalied

12/08/2026

Guud
Waxaa maanta si rasmi ah u soo gabagabowday maalintii 5aad ee difaacashada buugagta qalin-jebinta ee ardayda ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ (๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ถ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐˜† ๐—•๐Ÿฐ).
โ€‹Ardaydu waxay soo bandhigeen cilmi-baariso tayo sare leh oo xal u ah caqabadaha caafimaad ee deegaanka. Maamulka iyo macallimiintu waxay ardayda u rajeeyeen guul waarta, si aqoontoodu ay noqoto mid bulshada anfacada
โ€‹

Waxaa maanta si rasmi ah u soo gabagabowday maalintii 5aad ee difaacashada buugagta qalin-jebinta ee ardayda ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฐ...
12/08/2026

Waxaa maanta si rasmi ah u soo gabagabowday maalintii 5aad ee difaacashada buugagta qalin-jebinta ee ardayda ๐——๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐Ÿฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ (๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ถ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐˜† ๐—•๐Ÿฐ).
โ€‹Ardaydu waxay soo bandhigeen cilmi-baariso tayo sare leh oo xal u ah caqabadaha caafimaad ee deegaanka. Maamulka iyo macallimiintu waxay ardayda u rajeeyeen guul waarta, si aqoontoodu ay noqoto mid bulshada anfacada
โ€‹

Address

Near Bakiin Hotel Baidoa
Baydhabo

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252770417700

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Zamzam University of Science and Technology - Baidoa Campus:

Shortcuts

Share