04/08/2026
📢 : DIIWAANGELIN + JIHEYN.
👨🏫Dhammaan Soo Codsadayaashii Buuxiyay Linkigii Horan Aan U Baahanay Ee Iyo Daneeyayaasha Kale Waxaa Lagu Wargelinayaa In Maalinta Beri Ee Arbacaa Ah La Buuxin Doono Warqadda Diiwaangelinta Rasmiga Ah Ee , Sidoo Kale Waxaa La Idiin Sameyn Doonaa Jiheyn Rasmi Ah Oo Ku Aaddan Koorsooyinka Iyo Sida Ay Kala Yihiin Xogohooda.
📅 : Arbaco
📅 : 5/8/2026
⏰️ Diiwaangelinta:4:00-6:00 pm Maqribnimo.
🏛 : Raamo Campus.
Soo Codsadayaasha Kale Ee Aanan Imaan Karin Jaamacadda Waxay La Xiriiri Karaan Lambarka Hoose👇
☎️+252618595999 Wicid Iyo WhatsApp
Ganaany University
fans