02/05/2025
Fursad kale oo ay ugu talo gashay Jaamacadda Abaarso tech berbera ardaydii aan jaaniska u helin in ay isdiwaan Gelin sanad dugsiyeedkan.
Crush program waa Helida ardayga Fasalo degdeg Siuu ula jaanqaado Ardayda bilabatay sanad dugsiyeedka.
Kuuliyadda ay jaamacadu ku bixineysa Crush program ayaa ah Social work iyo Law .
Wixii Faahfaahin dheerad ah kala xidhiidh xafiiska.0637779445