30/08/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan waalidiinta iyo bulshada Waxbarashada jecel in uu bilaabanayo:
🎓 DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB
Sannad-dugsiyeedka 2026–2027
📅 Diiwaangelintu: Sabti, 29-08-2026
📚 Waxbarashadu waxay bilaabanaysaa: Talaado, 01-09-2026
Dugsiga Hoose Dhexe ee Daarul Iimaan – Boosaaso
Mahadsanidiin.
Maamulka Dugsiga Daarul Iimaan