Gãrããd îšmããçîìł

Gãrããd îšmããçîìł Somaaliya

Maxay kula tahay PSF SHALAY IYO MANTA❓
30/12/2021

Maxay kula tahay PSF SHALAY IYO MANTA❓

Maryan waxaa sidaan ugalay Ninkeeda kadib markii Maryan ay diiday in ay Guriga joogto , Ninkeeda ayaa dhowr mar kuyiri w...
30/12/2021

Maryan waxaa sidaan ugalay Ninkeeda kadib markii Maryan ay diiday in ay Guriga joogto , Ninkeeda ayaa dhowr mar kuyiri wareega iska dhaaf Balse wey ka dhago adaygtay isaguna wuu carooday sidaan ayuuna ugalay

Maryan muuqaal ayey Tiktok teeda soo dhigtay iyadoo ilmaynaysa waxa ayna ka sheekaysay Sababta Ka danbaysay in sidaan wajigeeda loo Galo.

WAR CUSUB:Mareykanka ayaa sheegey in ay madaxweyne Farmaajo kala hadleen in uu taageero dedaallada Raysal Wasaare Rooble...
29/12/2021

WAR CUSUB:

Mareykanka ayaa sheegey in ay madaxweyne Farmaajo kala hadleen in uu taageero dedaallada Raysal Wasaare Rooble ee doorashada iyo in uu qabto shirweynaha Golaha Wadatashiga Qaran.

Xafiiska Mareykanka ee Afrika oo qoraalkan soo saaray waxa kale oo ay sheegeen in ay madaxweynaha kala hadleen in la joojiyo ficilllada sii hurinaya xaaladda iyo in caadamada Qaranku ay noqdaan dhexdhexaad.

Sacdiyo siman ayaa la weydiiyey maxaad Fanka uga baxday waxay Tiri:" Waxaan diidayayaa in Labadayda wiil lagu dhaho Hooy...
29/12/2021

Sacdiyo siman ayaa la weydiiyey maxaad Fanka uga baxday waxay Tiri:

" Waxaan diidayayaa in Labadayda wiil lagu dhaho Hooyadiin ayaa meelahaas ka Niikinaysay "

Gabdhaha Fanaaniinta ah iyo kuwa Tiktokerska ah ayey kula Talisay in ay Ka fikiraan mustaqbalkooda danbe iyo Caruurta ay dhali doonaan Balse aysan Fiirin dhal dhalaalka yar ee ay maanta Haystaan.

Hambalyo hambalyo walashey shuushuu cabdala🙏💐malinkeeda waye hambalyada haka baqiilin💉
29/12/2021

Hambalyo hambalyo walashey shuushuu cabdala🙏💐malinkeeda waye hambalyada haka baqiilin💉

Raysal Wasaare Rooble ayaa khadka taleefanka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Moll...
29/12/2021

Raysal Wasaare Rooble ayaa khadka taleefanka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Molly Phee, waxaana ay ka wada hadleen xaalada siyaasadeed, Amniga iyo doorashooyinka dalka.

Mareykanka ayaa taageero weyn u muujiyey Raysal Wasaare Rooble.

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY WASIIRO, WASIIRU DOWLEYAAL IYO WASIIR KU-XIGEENO.Garoowe: 29 December 2021: Madaxweynaha  Dow...
29/12/2021

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY WASIIRO, WASIIRU DOWLEYAAL IYO WASIIR KU-XIGEENO.

Garoowe: 29 December 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeeno ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad.

Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda shaqo.

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Markuu garawsaday: Shaqada baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda.

Marku la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.

Wuxuu xeeriyay :

1. Waxaa Axmed Yuusuf Qahar loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimiladda Dowladda Puntland.

2. Waxaa Rashiid Maxamuud Yuusuf loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland.

3. Waxaa Khadar Faarax Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland.

4. Waxaa Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowladda Puntland.

5. Waxaa Cabdiraxmaan Cali Axmed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Dowladda Puntland.

*Xeerkani wuxuu dhaqangelaya marka uu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

ileen Ceeb Looma Dhinto Eeg Waa Fiiqi Oo Caruuro Soo Aruursaday War Ciid Kale Ma  Waydaay War Caruurta Meesha Haku Layn
29/12/2021

ileen Ceeb Looma Dhinto Eeg Waa Fiiqi Oo Caruuro Soo Aruursaday War Ciid Kale Ma Waydaay War Caruurta Meesha Haku Layn

 :Madasha Caleemasaarka Garaad Maxamed Garaad Cabdullaahi Cali Ciid.Degmada Midigale ee gobolka Sanaag
29/12/2021

:
Madasha Caleemasaarka Garaad Maxamed Garaad Cabdullaahi Cali Ciid.

Degmada Midigale ee gobolka Sanaag

haay’adda xuquuq insaanka Oo Cambaaraysay in bukaanada Xaga Dhimrka Ah Qori loo dhibo Oo lagu tilmaamo Badbaado Qaran.ha...
28/12/2021

haay’adda xuquuq insaanka Oo Cambaaraysay in bukaanada Xaga Dhimrka Ah Qori loo dhibo Oo lagu tilmaamo Badbaado Qaran.

haay’addu Way Laa Xisab Tami Doonta Kuwa Ku Dacadiayay Dadka Dhimika Ka Xanuusan Ee U Bahan Daryaalka Ayaa Lagu Yidhi War Bixintaa

𝗦𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆•𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮🤔
28/12/2021

𝗦𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆•𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮🤔

19/09/2021

Hooyo mcn

Address

Laasadawaco
Boosaaso

Telephone

+252907338199

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gãrããd îšmããçîìł posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share