East-shore college of Health care professions

East-shore college of Health care professions Eastshore College waa machad caalami ah isla markaana bixiya korsooyinka caafimaadka Iyo Aqoonta kala duwan ee Maamulka iyo horumarinta.

Waxaad ka helaysaa Aqoon sare Macalin sare iyo practical joogto ah adoo uga sii gudbi jamacadda aad doonto.Tel 6661190

17/05/2026
Ka   Dhiig-karka Samee baaritaan joogto ah 6 bilood ee kasta hadii aad qabtana maalin kasta.OGOW Dhiig-karku waa dilaa q...
17/05/2026

Ka Dhiig-karka Samee baaritaan joogto ah 6 bilood ee kasta hadii aad qabtana maalin kasta.
OGOW Dhiig-karku waa dilaa qarsoon.

25/04/2026


 Kahortaggu wuxuu ka wanaagsan yahay Dawaynta
22/04/2026


Kahortaggu wuxuu ka wanaagsan yahay Dawaynta

Waa in aan u istgaanaa   ku dhisan Casri iyo Sayniska cusub.East-shore college of Health care professions
07/04/2026

Waa in aan u istgaanaa ku dhisan Casri iyo Sayniska cusub.
East-shore college of Health care professions

 Ardayda Machadka Eastshore M. College ayaa soo gabagabeeyay Imtixaanka final ka samesterka kowaad ee sanad dugsiyeedka ...
15/01/2026


Ardayda Machadka Eastshore M. College ayaa soo gabagabeeyay Imtixaanka final ka samesterka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Hadii aad xiisaynayso barashada Xirfadda caafimaadka hab casri ah booqo xarunta machadka EASTSHORE oo ku taalla kasoo horjeedka garoonka kubadda cagta Bosaso dabawa sare ee IFTIN EXPRESS DARYEEL BANK
Waxa socota is qorista Semester ka cusub 2026 nagala soo xiriir Whatsup 6661190 7691717

Jimce Wanaagsan
26/12/2025

Jimce Wanaagsan

Tababarka iyo layliska gacanta Ardayda barata  Kalkaaliyayaasha ee caafimaadka ee Machadka  Ardayda ayaa qaadanaya koors...
15/12/2025

Tababarka iyo layliska gacanta Ardayda barata Kalkaaliyayaasha ee caafimaadka ee Machadka
Ardayda ayaa qaadanaya koorsooyin kala duwan oo ay kamid yihiin.

♡ Xirista Kanolk Canulation
♡ Cabirista dhiigga
♡ Durista xididka
♡ Cabirka sonkorta
♡ Qalabka Wax baarista
♡ Galinta Katetarka
Ardayda machadka East-shore college of Health care professions waxay helaan tababaro joogto ah iyo Tayo aqooneed.
Kamid noqo Aqoonyahanka uu soo saaro

12/12/2025


Waxbarashadu waa in ay ku badeshaa! Jimce_Mubarak

Address

Airport Street, Daryeel Bank Tower, 2nd Floor
Boosaso

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252 906 661190

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East-shore college of Health care professions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to East-shore college of Health care professions:

Share