Borama University

Borama University Kusoo dhawoow Hoyga Aqoonta Jaamacadda Borama

๐ŸŽ“ Maanta waxaa si rasmi ah uga bilaabanaya Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Boorama difaacashada Proposal-ka cilmi-baarista e...
18/06/2026

๐ŸŽ“ Maanta waxaa si rasmi ah uga bilaabanaya Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Boorama difaacashada Proposal-ka cilmi-baarista ee ardayda sanadkan ka qalinjabin doonta Jaamacadda.

Ardaydu waxay soo bandhigi doonaan qorshayaashooda cilmi-baariseed, iyagoo muujinaya aqoonta, kartida, iyo dadaalka ay ku soo gaadheen heerkan muhiimka ah ee waxbarashadooda.

Jaamacadda Boorama waxay u rajaynaysaa dhammaan ardayda guul iyo natiijooyin wanaagsan inta lagu jiro difaacashada Proposal-ka.

15/06/2026

Ardayda Dugsiga Sare Ee Aayatin Secondary School ayaa Booqasho Dalxiis iyo Dardaaran Maanta ku Yimid Jaamacadda Borama

15/06/2026

Subax wanaagsan ๐ŸŒฟ

Neecawda quruxda badan ee saaka waxa ka Muuqda , Maalin cusub, fursado cusub, iyo himilooyin cusub oo na sugaya.

14/06/2026

Ardayda Dugsiga Sarre Ee Sh Omar Good ayaa Maanta Booqasho ku Yimid Campus ka Jaamacadda Boorama

10/06/2026

๐ŸŽ“ FURSAD DAHABI AH OO MAR LABAAD DIB LOO FURAY!

Master Scholarship Program-ka ay iska kaashanayaan Lincoln University Malaysia iyo Borama University ayaa dib loo furay.

๐Ÿ’ป Waxbarashada waxaa lagu bixinayaa habka Online iyo Offline.

โณ Diiwaangelintu hadda way furan tahay, boosaskuna waa xaddidan yihiin.

๐Ÿ‘‰ Hadda Iska diiwaangeli Linkgan :
https://learning.boramauniversity.com/course/register-scholarship-master-programs

05/06/2026

Aynu Badino Saliga Nabiga
Jumca Mubarak

04/06/2026

๐ŸŽ“โœจ Maanta Jaamacadda Borama University waxay si guul leh u qabatay Barnaamijka La-talinta Ardayda Form 4 ee dugsiyada sare ee magaalada Boorama.

Boqolaal arday ah ayaa ka faaโ€™iidaystay barnaamijkan oo diiradda lagu saaray hagidda waxbarashada sare, doorashada takhasusyada iyo qorshaynta mustaqbalka.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ardaydii ka soo qaybgashay iyo Ustaad Abdirahman Sameeco oo bixiyay casharro iyo talooyin qiimo leh.

๐ŸŽ“ Borama University โ€“ Hoyga Aqoonta

Maalinka Barri 8da subaxnimo iyo Hoolka Jaamacadda Borama , la wadaag Ardayda Sanadkan Fasalka 4aad Ee Dugsiga Sare
03/06/2026

Maalinka Barri 8da subaxnimo iyo Hoolka Jaamacadda Borama , la wadaag Ardayda Sanadkan Fasalka 4aad Ee Dugsiga Sare

Ma tahay arday sanadkan u diyaar garoobaya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 4-aad?Miyaad rabtaa inaad barato hababka ...
02/06/2026

Ma tahay arday sanadkan u diyaar garoobaya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 4-aad?

Miyaad rabtaa inaad barato hababka ugu wanaagsan ee maamulka waqtiga, diyaarinta imtixaanka, iyo sidii aad guul uga gaadhi lahayd yoolalkaaga waxbarasho?

Jaamacadda Borama waxay kuu qabanaysaa kulan aqooneed gaar ah oo loogu talagalay ardayda dugsiyada sare ee magaalada Boorama.

๐ŸŽค Martida Kulanka:
Cabdiraxmaan Sameeco
(Aqoonyahan iyo Bare Sare)

Kulankan waxaad ka faaโ€™iidaysan doontaa:
โœ… Talooyin wax ku ool ah oo ku saabsan diyaarinta imtixaanka
โœ… Sida loo dhiso kalsooni iyo niyad wanaagsan
โœ… Hababka lagu yareeyo culayska iyo walbahaarka imtixaanka
โœ… Faham qoto dheer oo ku saabsan qorshaynta mustaqbalka waxbarasho
โœ… Dhiirrigelin iyo hagid kaa caawinaysa inaad gaadho guul dhab ah

๐Ÿ“ Goobta: Campus-ka Jaamacadda Borama
๐Ÿ“… Taariikhda: 04 June 2026 (Subaxa Khamiista)
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 AM

Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee kuu horseedi karta guul iyo mustaqbal ifaya.

Ku soo dhawoow Jaamacadda Borama โ€“ Hoyga Aqoonta iyo Horumarka.

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxaa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™Jaamacadda Borama University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ardayda, waalidi...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxaa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™

Jaamacadda Borama University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo guud ahaan bulshada Muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu naga aqbalo cibaadadii, camalkii suubbanaa iyo ducadii. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha inooga dhigo mid nabad, barwaaqo, caafimaad iyo guulo badan ku soo laabata.

Ciid Wanaagsan dhammaantiin! ๐ŸŒธ๐Ÿค

"Eid Mubarak โ€“ Taqabbalallahu minna wa minkum."

Address

Sh Ali , Faaraxyo
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Borama University:

Shortcuts

Share