Guleith Mohameth Omar

Guleith Mohameth Omar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guleith Mohameth Omar, College & University, Borama.

Birtu Ma Fududa inay Jabto Hadayna Bilaabin inay Nafteeda isu Cunto; Daxalaysato, Sidoo kale Adigana Cidna Kuma Jabin Ka...
23/08/2022

Birtu Ma Fududa inay Jabto Hadayna Bilaabin inay Nafteeda isu Cunto; Daxalaysato, Sidoo kale Adigana Cidna Kuma Jabin Karto inaad Sidaas Ogolaato MooyaaneπŸ˜‡πŸŽ

Russia___

Sawir Muujinaya in Dunidu dhaqaalo ku bixiso, Dagaalka Balse Miisaska Kale Ee Kaaba Yaasha Muhiimka iyo Laf Dhabarta Uma...
23/08/2022

Sawir Muujinaya in Dunidu dhaqaalo ku bixiso, Dagaalka Balse Miisaska Kale Ee Kaaba Yaasha Muhiimka iyo Laf Dhabarta Umada Ay U madhan Yihiin.πŸ˜‡πŸŽ

Russia__

Cilmigu Wuxuu Kaa Dhigaa Mid Xoogan, Mid Adag Mid Awood U Leh inuu Wax Qabsado Kaligii.Cilmigu Wuxuu Kaa Dhigaa Boqorka ...
30/04/2022

Cilmigu Wuxuu Kaa Dhigaa Mid Xoogan, Mid Adag Mid Awood U Leh inuu Wax Qabsado Kaligii.
Cilmigu Wuxuu Kaa Dhigaa Boqorka Dunidaan Ugu Wanaagsan, Sidaa Awgeed Ku Dadaal Barashada Cilmiga, Akhrintiisa Iyo Dadaalidiisa.
Intaa Haddii Lagaa Helo Dunidaan Waxaad ka Noqonysaa Qofka Ugu Martabad Sareeya.πŸŽπŸ˜‡

Dhismaha Guri Kasta Waxa Aas-as U Ah Aqoonta, Aqoontuna Waxay ka Timadaa Akhriska.Carruurta Unoqo  Tusaale Wanaagsan Oo ...
30/04/2022

Dhismaha Guri Kasta Waxa Aas-as U Ah Aqoonta, Aqoontuna Waxay ka Timadaa Akhriska.
Carruurta Unoqo Tusaale Wanaagsan Oo Ay ku daydaan Carruurta Bar Isbarida.

Qofkii Doonaya  Inuu  Horumar  iyo Korniin Sameeyo, Cidna  Kaama Hor Istaagi Karto, Lkn Wuxuu Dhamaystiraa Wadadiisa,  D...
11/04/2022

Qofkii Doonaya Inuu Horumar iyo Korniin Sameeyo, Cidna Kaama Hor Istaagi Karto, Lkn Wuxuu Dhamaystiraa Wadadiisa, Duruuf Kasta Oo Ku Timaada.πŸŽπŸ˜”

Russia_

Uma Maleynayo in Uu Waligiis Akhristay  Buug Kahadlaaya  Xuquqda Haweenka .  Ama Uu Ka Qeybgalay  Siminaar Ku Saabsan  "...
11/04/2022

Uma Maleynayo in Uu Waligiis Akhristay Buug Kahadlaaya Xuquqda Haweenka . Ama Uu Ka Qeybgalay Siminaar Ku Saabsan "womenE Empowerment" Lkn Ragannimadu Waa U Dhalasho".πŸŽπŸ’«

Russia_

Durruufaha Aduun Ee Maalinlaha ah Iyo Waayo-aragnimada Qofku Korodhsanayaa waa Casharo Muhiim U Ah Nolosha Qofka La Kulm...
01/04/2022

Durruufaha Aduun Ee Maalinlaha ah Iyo Waayo-aragnimada Qofku Korodhsanayaa waa Casharo Muhiim U Ah Nolosha Qofka La Kulmay Iyo Dadka kale Ee Uu U Sii tabinaayaba.πŸ˜‡πŸŽ

_RUSSIA #

Awoodda Aad Leedahay Maanta Waligaa Malahaan Doontid, Ee Haddii Wakhtigu Saray Kuu Qaado Ogow Inaad U Naxariisato Kuwa K...
27/03/2022

Awoodda Aad Leedahay Maanta Waligaa Malahaan Doontid, Ee Haddii Wakhtigu Saray Kuu Qaado Ogow Inaad U Naxariisato Kuwa Kaa Hooseeya, Ma Qiyaasi Kartidd Berrito Waxa Dhici Doone.πŸ˜‡πŸŽ

_RUSSIA #

Wax Weliba  Afka  Ha iskala  Aadin Ku Dhiman Doontidaaba Lama Ogee.πŸ˜‚πŸŽ
27/03/2022

Wax Weliba Afka Ha iskala Aadin Ku Dhiman Doontidaaba Lama Ogee.πŸ˜‚πŸŽ

Dhismaha Gurikasta Waxa Aas-aas U ah Aqoonta, Aqoontuna Waxay Ka Timaadaa Akhriska. Carruurta Unoqo  Tusaale Wanaagsan  ...
27/03/2022

Dhismaha Gurikasta Waxa Aas-aas U ah Aqoonta, Aqoontuna Waxay Ka Timaadaa Akhriska.
Carruurta Unoqo Tusaale Wanaagsan Oo Ay Ku Daydaan
Carruurta Bar Isbaridda.πŸŽπŸ˜‡

_RUSSIA #

Farxaddiisa  Kaalinta Saddexaad Ayaa Kadhigtay Qofka Ku Guulaystay Kaalinta Koobaad Inuu Umaleeyo In Laga Guulaystay.Had...
27/03/2022

Farxaddiisa Kaalinta Saddexaad Ayaa Kadhigtay Qofka Ku Guulaystay Kaalinta Koobaad Inuu Umaleeyo In Laga Guulaystay.

Haddii Aad Ku Ganac Santahay Waxa Aad Haysato, Waxaad Noqon Doontaa Dadka Ka Ugu Taajirsan.πŸ˜‡πŸŽ

_RUSSIA #

Address

Borama

Telephone

+252636913548

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guleith Mohameth Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share