Abdilahi kahie Rirach

Abdilahi kahie Rirach Welcome Dears to my Official Page. Like 👍 and share

I,m just human being, I have weakness,I make mistake since as I,m human and I have experience

13/05/2026
 .Degmada Sheekh Cali Jowhar ( Xaafada Kuwait )Goobta : Masjidka Rowda.Goorta : Khamiis iyo Jimce . Bacdal Maqrib.🎤 Sh D...
20/04/2026

.

Degmada Sheekh Cali Jowhar ( Xaafada Kuwait )

Goobta : Masjidka Rowda.
Goorta : Khamiis iyo Jimce . Bacdal Maqrib.

🎤 Sh Dr. Xuseen Axmed Liibaan .

06/03/2026

👈السابع عشر من رمضان

✍️17 ki Ramadan

👈ذكرى غزوة بدر الكبرى

✍️Xuska maalinki dagaalki Badar

👈رسالة لكل مؤمن

✍️Waa fariin qof walba oo mu’min ah u shegaysa

👈أن النصر من عند الله

✍️In guushu ay tahay uun mid alle agtiisa laga helo

👈ليس بكثرة العدد

✍️Oo aanay ahayn tiro badnaan

👈ولا قوة العتاد

✍️Awood iyo hub

👈بل إعداد المستطاع

✍️Balse ay tahay u diyaar galow inta kareyso

👈وكثير من إيمان وثبات

✍️Iyo in badan oo iiman iyo sugnaansho alle ku sugo

👈وثقة بالله ووعده

✍️Iyo ku kalsoonanta alle yaboohisa

اللهم انصر الإسلام وأعز المسلمين🤲🏻🤲🏻🌎

Caawa iyo Habeenkii   ee Nadwada Halku Dhigeedu Ahaa "Talladu Waa Nololasha Bulshada", Caawa oo Ah Habeenkii u Dambeysey...
01/01/2026

Caawa iyo Habeenkii ee Nadwada Halku Dhigeedu Ahaa "Talladu Waa Nololasha Bulshada", Caawa oo Ah Habeenkii u Dambeysey Nadawada.

Halagadhsiiyo Walaalaha Jecel Dhagaysiga Khayrka.

Habeenkii   Iyo Nadwada halku Dhigeedu Ahaa"Taladu Waa Nolosha Bulshada. Wadatashiga Iyo Raadka ay ku leedahay Dhismaha ...
31/12/2025

Habeenkii Iyo Nadwada halku Dhigeedu Ahaa"Taladu Waa Nolosha Bulshada.

Wadatashiga Iyo Raadka ay ku leedahay Dhismaha Umadda.
Sh. AlMufti: Maxamed Yusuf Cabdi

Balankeenu Waa Caawa Iyo Masjidka Harawa.

Caawa insha allaah Iyo Masjid Harawa
30/12/2025

Caawa insha allaah Iyo Masjid Harawa

Caawa iyo habeenkii   ee Nadwada Fasaxa yar. Sabirka Iyo xikmadu waa furayaasha lagaga baxo fitnada. Cadaalada Bulshada ...
29/12/2025

Caawa iyo habeenkii ee Nadwada Fasaxa yar.

Sabirka Iyo xikmadu waa furayaasha lagaga baxo fitnada.

Cadaalada Bulshada dhexdeeda Iyo Raadka ay Dawladu kuleedahay Xaqiijinteeda.

Ka faaideysi Wanaagsan......

Caawa Iyo Habeenka   Ee Nadwada Hal ku dhigeedu Yahay:  "Taladu Waa Nolosha Ummada".Halaga faaideysto Culumada, Bulshada...
28/12/2025

Caawa Iyo Habeenka Ee Nadwada Hal ku dhigeedu Yahay: "Taladu Waa Nolosha Ummada".

Halaga faaideysto Culumada, Bulshadana Aan Wada gaadhsiino.

Address

Borama

Telephone

+252634575129

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdilahi kahie Rirach posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Abdilahi kahie Rirach:

Share