03/06/2026
๐ฃ ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐ฃ
Waxa la wargelinayaa dhammaan ardayda ka qayb qaadanaysa xog-ururinta ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ in ay berri subax, saacadda ๐:๐๐ ๐.๐., isugu yimaadaan ๐๐ก๐๐ฒ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฆ๐, halkaas oo laga ambabixi doono.
Fadlan ku dadaala inaad waqtiga ilaalisaan si hawshu ugu bilaabato si habsami leh.
Waad ku mahadsan tihiin wada shaqayntiinna iyo dadaalkiinna.