Alpha University Borama

Alpha University Borama Kuso Dhawoow Jaamacadda Alpha Faraceeda Borama

Hall ka loo Asteyay Munaasibada Qalinjabinta Dufcadi shanaad ee ka qalinjabisa jaamacadda Alpha University Borama
27/08/2026

Hall ka loo Asteyay Munaasibada Qalinjabinta Dufcadi shanaad ee ka qalinjabisa jaamacadda Alpha University Borama

πŸŽ“ GRADUATION ANNOUNCEMENT πŸŽ“Alpha University Borama is proud to announce the Graduation Ceremony of the Class of 2026! πŸŽ‰W...
25/08/2026

πŸŽ“ GRADUATION ANNOUNCEMENT πŸŽ“

Alpha University Borama is proud to announce the Graduation Ceremony of the Class of 2026! πŸŽ‰

We warmly invite graduates, families, friends, faculty, and the university community to join us in celebrating this remarkable achievement.

πŸ“ Venue: SAW Hotel, Borama
πŸ“… Date: 27 August 2026

Let us celebrate their hard work, dedication, and success as they begin a new chapter in their livesπŸŽ“βœ¨

πŸŽ“ HAMBALYO ARDAYDA FORM FOURJaamacadda Alpha University – Boorama waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa dhammaa...
25/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO ARDAYDA FORM FOUR

Jaamacadda Alpha University – Boorama waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa dhammaan ardayda Form Four ee maanta lagu dhawaaqay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare.

Dadaalkiinna iyo samirkiinna maanta waxa ay dhaleen midho muuqda. Waxa aan idiin rejaynaynaa natiijo wanaagsan, farxad iyo guul waarta, idinka oo u gudbaya marxaladda xigta ee waxbarashada.

🌟 Hambalyo dhammaantiin! Mustaqbalkiinnu ha noqdo mid ifaya, riyooyinkiinnuna ha rumoobaan.

Alpha University – Boorama
πŸ“š Aqoontu waa furaha mustaqbalka.

πŸŽŠπŸŽˆπŸŽ‰ 3 DAYS LEFT!.........β³βœ¨πŸŽ“
24/08/2026

πŸŽŠπŸŽˆπŸŽ‰ 3 DAYS LEFT!.........β³βœ¨πŸŽ“

πŸ₯³πŸ₯³Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“SAED  AHMED MOHAMED, oo Sanadkan ka Qalinjabinaya Jaamacadda Lincoln University Ma...
24/08/2026

πŸ₯³πŸ₯³Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“
SAED AHMED MOHAMED, oo Sanadkan ka Qalinjabinaya Jaamacadda Lincoln University Malaysia πŸ‡²πŸ‡Ύ Gaar Ahaan Kuliyadda Master of Construction Management.

πŸ₯³πŸ₯³Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“JAMA SIYAT MOHAMED, oo Sanadkan ka Qalinjabinaya Jaamacadda Lincoln University Mal...
23/08/2026

πŸ₯³πŸ₯³Hambalyo Hambalyo Hambalyo πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“πŸ‘¨πŸ»β€πŸŽ“
JAMA SIYAT MOHAMED, oo Sanadkan ka Qalinjabinaya Jaamacadda Lincoln University Malaysia πŸ‡²πŸ‡Ύ Gaar Ahaan Kuliyadda Master of international relations.

πŸŽ“βœ¨ 4 DAYS LEFT!Daqiiqadihii tirinta way socdaan! β³πŸŽ“4 maalmood oo keliya ayaa inaga xiga Graduation-ka Class of 2026! πŸŽ‰  ...
23/08/2026

πŸŽ“βœ¨ 4 DAYS LEFT!

Daqiiqadihii tirinta way socdaan! β³πŸŽ“
4 maalmood oo keliya ayaa inaga xiga Graduation-ka Class of 2026! πŸŽ‰

23/08/2026

Qayb Kamida Hadaladu Munaasabadda Soo-dhaweynta Hormuudka Cusub ee Kulliyadda Shareecada iyo Furitaanka Sannad-dugsiyeedka 2026–2027 ee Kulliyadda Shareecada Jaamacadda Alpha University Borama

SUBAX WANAAGSAN!.πŸŒ…πŸ˜‡βœ¨ Wax Weyn Ayaa Soo Socda… πŸ‘€πŸ”₯Maxaa Alpha University Borama ka soo socda? πŸ€”πŸ”₯πŸŽ“ Ma Takhasusyo cusub?πŸš€ Mi...
22/08/2026

SUBAX WANAAGSAN!.πŸŒ…πŸ˜‡

✨ Wax Weyn Ayaa Soo Socda… πŸ‘€πŸ”₯

Maxaa Alpha University Borama ka soo socda? πŸ€”πŸ”₯
πŸŽ“ Ma Takhasusyo cusub?
πŸš€ Mise fursad Kale?
πŸ‘€ Mise waa wax aan weligiin filayn? πŸ˜‚

Haddii aad wax qiyaasayso… ha qarin! Comment-ka ku qor! πŸ˜‚πŸ‘‡

Something BIG is coming… Are you ready? πŸ‘€πŸ”₯

Stay tuned… 🎯✨

Munaasabadda Soo-dhaweynta Hormuudka Cusub iyo Furitaanka Sannad-dugsiyeedka 2026–2027Waxaa maanta Hall-ka Jaamacadda Al...
21/08/2026

Munaasabadda Soo-dhaweynta Hormuudka Cusub iyo Furitaanka Sannad-dugsiyeedka 2026–2027

Waxaa maanta Hall-ka Jaamacadda Alpha lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweeyay Hormuudka cusub ee Kulliyadda Shareecada, iyadoo sidoo kale si rasmi ah loo daahfuray Sannad-dugsiyeedka 2026–2027 ee Kulliyadda.

Munaasabadda waxaa ka qaybgalay maamulka sare ee Jaamacadda, iyo macallimiinta Kulliyadda Shareecada, ardayda iyo marti-sharaf kale.

Intii ay munaasabaddu socotay, waxaa lagu soo bandhigay muhiimadda ay leedahay hoggaanka cusub iyo qorshayaasha horumarineed ee Kulliyadda, iyadoo xoogga la saaray tayeynta waxbarashada, horumarinta adeegyada ardayda iyo xoojinta wada-shaqaynta maamulka, macallimiinta iyo ardayda.

Address

Halane, Masjid Huda
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alpha University Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share