Borama Public Library

Borama Public Library Borama Public Library
A public library open for public Saturday - Thursday from 9:30am to 8:30pm. The library is open 6 days a week.

It provides an ideal environment for reading in a quiet place

27/11/2022

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarshada iyo Sayniska JSL Dr Cabdixakiin Siiciid Bustaale waa guul usoo hooyayey Halgankii Dheeraa ee lagu baadi doonayay Borama oo maktabad wax akhris yeelata Guul Inshaa allaah.

27/11/2022

Golaha deeganka Borama Iyo Mayor- Mohamed Warsame Door-weyn ka qaybqaateen in uu fulo Mashruuca Dhismaha Maktabada Borama, Borama Public Library oo aan halgan ugu jiray Tobonkii Sanno ee ugu Danbeeyey!! Waxaan Bulshadda reer Awdal ugu bishaaraynayaa in Maktabada Boorama dhamaad ku dhawdahay Idanka Allah.

iyo ..

The hope of Awdalites has emerged After decades of Absentees- Borama National Libarary!
19/03/2022

The hope of Awdalites has emerged After decades of Absentees- Borama National Libarary!

18/03/2022

Kormeeray Billowga dhismaha Libraryga oo dhismihiisu dhawaan bilaabmay ayaan soo indho indheynay waa guul usoo hooyatey Halgankii Dheeraa ee lagu baadi doonayay Borama oo maktabad wax akhris yeelata Xakuumada Somaliland oo Boorama Ka hirgalisey waxaa saaka oo jimce ahayd soo kormeeray Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka degmada borama md. Mahamoud Sh. Abdilahai Iyo Gud. ADKAW Academy Ayaanle Cabdirahman iyo team ka adkaw oo hormood u ahaa sidey borama maktabad guud uyeelan lahayd oo halgan dheer ay usoo galeen .

Allaa Mahadleh.

‏الحياة حلوة مع عالم الكتب ، وأهل الفكر .
15/03/2022

‏الحياة حلوة مع عالم الكتب ، وأهل الفكر .

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarshada iyo Sayniska JSL Dr Cabdixakiin Siiciid Bustaale Iyo Maamulka Gobolka Awdal Ka...
15/03/2022

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarshada iyo Sayniska JSL Dr Cabdixakiin Siiciid Bustaale Iyo Maamulka Gobolka Awdal Ka Degmada Borama Mayor Mohamed Warsame Ayaa Soo Kormeeray Billowga dhismaha Libraryga oo dhismihiisu dhawaan bilaami doono inshaa allaah waa guul usoo hooyayey Halgankii Dheeraa ee lagu baadi doonayay Borama oo maktabad wax akhris yeelata Xakuumada Somaliland oo Boorama Ka Dhisayso Guul Inshaa allaah.

24/04/2020

Ramadaan Mubarak
Waxaa inoo bishay bilowga bisha barakaysan ee Ramadaan

Dhamaan shacabka Muslimiinta ah ee dunida daafaheeda ku soomaya .

Soon-qaad Wanaagsan

Address

Borama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share