Kuliyadda waxbarashada macalimiinta ee Bosaso -BTEC

Kuliyadda waxbarashada macalimiinta ee Bosaso -BTEC BTEC WHERE THE QUALIFIED TEACHERS ARE PREPARED

13/12/2025

Dr.Sh.Xussen macallin

13/12/2025

Dr. Mahamed Fahiye Ciise , guddomiyaha kulliyadda BTEC

13/12/2025

Ustaad Maxamed Said ( Bu’da)

Maamulka Kulliyadda Waxbarashada Macallimiinta ee BTEC ayaa shalay, oo ay taariikhdu ahayd 12-kii Diseembar, Hadhimo Sha...
13/12/2025

Maamulka Kulliyadda Waxbarashada Macallimiinta ee BTEC ayaa shalay, oo ay taariikhdu ahayd 12-kii Diseembar, Hadhimo Sharafeed Maamuus ah u qabtay howlwadeennada kulliyadda.

Ujeeddada ugu weyn ee munaasabaddaan waxay ahayd mahadcelin ku aaddan shaqada naf-hurka ah ee ay howlwadeennada Kulliyadda BTEC u hayaan Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinaca soo saarista iyo diyaarinta Barayaasha Mustaqbalka.

Halkudhigga Munaasabaddu wuxuu ahaa: "Mahadsanid Macallin."

-2026

07/12/2025
06/12/2025
Ardayda Kulliyadda Waxbarashada Macallinnimada ee BTEC ayaa u fariistay Imtixaankii Mid-Term-ka.Imtixaanka waxaa u farii...
06/12/2025

Ardayda Kulliyadda Waxbarashada Macallinnimada ee BTEC ayaa u fariistay Imtixaankii Mid-Term-ka.

Imtixaanka waxaa u fariistay ku dhowaad 70 arday, kuwaas oo ka kala socday afar (4) qaybood oo kala ah:

Bio-Chemistry.
Physio-Math.
Arabic and Islamic Studies.
Geo-History.

Kulliyadda BTEC waxay si weyn ugu heellan tahay diyaarinta iyo caawinta macallimiinta ka hawl-gala deegaannada Puntland.

-2026

04/12/2025

sidee waxbarashadu u soo saari kartaa muwaadin masuul ah?

Guddoomiyaha Kulliyadd Tababarka Macallimiinta ee BTEC Dr.Mahamed Fahiye Cise Mohamed Faahiye

BOSASOGuddoomiyaha kulliyadda BTEC ayaa xalay ka qayb galay Shirweynaha ay qabatay Hay'adda DAD ee Cilmibaarista iyo Hor...
03/12/2025

BOSASO

Guddoomiyaha kulliyadda BTEC ayaa xalay ka qayb galay Shirweynaha ay qabatay Hay'adda DAD ee Cilmibaarista iyo Horumarinta Bariga Afrika kaas oo cinwaankiisu ahaa "Kaalinta Waxbarashada ku leedahay Dhismaha Mustaqbalka Bulshada Soomaaliyeed " ayna martigeliyeen qaar ka mid ah Jaamacadaha Magaalada Bosaso.

Guddoomiyaha Kulliyadda BTEC Dr.Mohamed Faahiye ayaa ka mid ah panelist-ga shirweynaha "Kaalinta ay Waxbarashadu ku Leed...
01/12/2025

Guddoomiyaha Kulliyadda BTEC Dr.Mohamed Faahiye ayaa ka mid ah panelist-ga shirweynaha "Kaalinta ay Waxbarashadu ku Leedahay Dhismaha Mustaqbalka Bulshada Soomaaliyeed".

Dr.Fahiye waxa uu halkaas ka jeedin doonaa aragtidiisa &waayo aragtinimada dheer uu uleeyahay arimaha waxbarashada dalkeena.


.

Address

Bosaso, Bari, Puntland
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuliyadda waxbarashada macalimiinta ee Bosaso -BTEC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Kuliyadda waxbarashada macalimiinta ee Bosaso -BTEC:

Share