08/06/2026
Jaamacadda Culuumta Caafimaadka waxay si weyn ugu hambalyeynaysaa Dr. Aamina Maxamed, oo ka mid ahayd ardaydii ka qalin-jabishay Kulliyadda Daawaynta iyo qaliinka ee Jaamacadda, oo si guul ah ku difaacatay Buuga qalin-jebinta darajada Master-ka ee Dhakhtarka Cudurrada dumarka iyo Daaweyntooda (obstetetric and Gynecologist), Jaamacadda KIU.