Needle College

Needle College NEEDLE COLLEGE WAA MAC-HAD U HEELEN SOO SAARISTA ARDAY TAYO LEH .

Eid MubarakWaxan farxadda ciidul fitriga owgeed hanbaliyo lawadagaynaa dhamaan Macaliminta, Ardayda, Walidiinta, hawl wa...
19/03/2026

Eid Mubarak
Waxan farxadda ciidul fitriga owgeed hanbaliyo lawadagaynaa dhamaan Macaliminta, Ardayda, Walidiinta, hawl wadeenada Needle College iyo dhamaan umadda islamka ah. Waxan alle kabaryayna in u ciidka ciidkisa inagu gaarsiyo nabadgelyo iyo caafimaad qab.
Alle haynaga aqbalo acmaashi bisha barakaysan ee ramadaan.

Farxad ku ciida.

Ramadaan Mubaarak Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda Needle College waxay hambalyo diirran u dirayaan ardayda, w...
17/02/2026

Ramadaan Mubaarak

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda Needle College waxay hambalyo diirran u dirayaan ardayda, waalidiinta iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah munaasabadda barakaysan ee Ramadaan.

Ramadaanku waa bil naxariis, cafis iyo isbeddel ruuxi ah. Waa waqti aynu ku xoojino cibaadadeenna, akhlaaqdeenna iyo wadajirkeenna. Waxaan rajaynaynaa in bishan barakaysan ay noqoto mid aynu ku korno aqoon ahaan iyo iimaan ahaanba, isla markaana aynu ku gaadhno horumar iyo guul.

Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta kheyrkeeda, hana inaga aqbalo soonka iyo camalka suuban.

Ramadaan Kariim 🌙✨

Address

Behind The Masjid Al Rowda
Bosaso
00252904757774/6790829

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Needle College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Needle College:

Shortcuts

Share