Aadam cali jamac qaaje

Aadam cali jamac qaaje Falanqayta todobadka

19/04/2024
13/03/2024

Suxuur wanasan
7 sano oo daala heddeer iyo ka naso

20/02/2024

لاجرم انهم في الاخرة هم الاخسرون
عرراب

18/02/2024

Ragii Diyaarahaha Hagi Jiray oo Mid ka Mida Muqdisho lagu Dilay

Magaaladda Muqdisho waxaa Lagu Dilay Cabdinaaair Muuse Dahable oo ka mid ahaa Aqoonyahanadii Haayada Duulimaadyada Rayidka Somaliya u Qaabilsana Hagista Diyaarahaha iyo Shaqaalaha Muqdisho u Jooga Haayada ICAO Ee Qaramada Midoobay

Marxuunka oo Ku Dhashay Magaalada Hargaysa Ayaa Meydkiisa Laga Helay Gurigii Uu Deganaa Oo Ku Dhex Yaala Garoonka Aadan Cadde Ee Magaaladda Muqdisho, Goobta Lagu Dilay ayaana Ahayd Goob amaana oo Garoonka ku dhegan

Marxuunka ayaa la Sheegayaa In Meydkiisa Lagu Arkay Calaamadaha in La Dabay ama La Ciijiyey oo Xadhig Qoorta Lagaga Xidhay.

Marxuunka Ayaa Aqoonsare u Lahaa Cilmiga Hawada iyo Maamulka Wuxuuna Wax ku Soo Bartay Dalka Ingiriiska. Waxaana loo Badinaya In Muranka Hawada ee Muqdisho iyo Hargaysa Naftisa Galaaftay

09/02/2024

ولوكنت اعلم لاستكثرت ومامسني السوء ان انا الانذير وبشير لقوم يوقنون (صدق الله العظيم

18/10/2023

itobia waxaanu siinay badda berbera

ishaan wax ka toogtaa odaygu wuxuu ujeedaa dadka waan cawryaa hhhhhhhhhhhhh
23/09/2023

ishaan wax ka toogtaa

odaygu wuxuu ujeedaa dadka waan cawryaa hhhhhhhhhhhhh

16/09/2023
abwaan bide faarax gaas oo dhulbahante  ahaa allaah ha u naxariisto
16/09/2023

abwaan bide faarax gaas oo dhulbahante ahaa allaah ha u naxariisto

madaxwaynaha s s c  khaatumo magaciisu maanta laga bilaabo waa (mideeye  ) 🐎⚪💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴waayo wuxuu mideeyey...
15/09/2023

madaxwaynaha s s c khaatumo magaciisu

maanta laga bilaabo waa (mideeye ) 🐎⚪💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

waayo wuxuu mideeyey dalkeenii soomaaliya ee 33 sano ku jiray kala qoqobka

hawshaas muuse maku faaiiday mise waa ku khaaray ?????
06/09/2023

hawshaas muuse maku faaiiday mise waa ku khaaray ?????

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadam cali jamac qaaje posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Aadam cali jamac qaaje:

Share