Gollis University Bosaso

Gollis University Bosaso Gollis university empowers its student to becoming professional leaders committed to making a Positive Difference

 Ardayda kulliyada caafimaadka gaar ahaan semester 4aad ayaa si  habsami leh u qaadanaya xiisadoodii practicalka ee maal...
23/12/2025


Ardayda kulliyada caafimaadka gaar ahaan semester 4aad ayaa si habsami leh u qaadanaya xiisadoodii practicalka ee maalinlaha ahayd .



Ardayda Kulliyadda Computer Science, gaar ahaan kuwa Semesterka Koowaad (Morning ), ayaa qaatay xiisad gacanta-ka-qabash...
21/12/2025

Ardayda Kulliyadda Computer Science, gaar ahaan kuwa Semesterka Koowaad (Morning ), ayaa qaatay xiisad gacanta-ka-qabasho (practical ) ah oo la xiriira Computer Hardware.
waxaana diiradda lagu saarayay barashada qaybaha kala duwan ee kombiyuutarka iyo qalabka kale ee aasaasiga ah.

Ujeeddada xiisadahan gacanta-ka-qabashada ayaa ah in ardaydu helaan xirfado wax ku ool ah (practical skills) iyo faham qoto dheer oo ku saabsan sida kombiyuutarku u shaqeeyo, taasoo kor u qaadaysa isku xirnaanta aqoonta aragtiyeed (theoretical knowledge) iyo tan ficilka (practical application).






Ardayda Semester-ka 9aad ee Kulliyadda Caafimaadka ee h**e ugu baxay Barnaamijka Tababarka Ku Saleysan Bulshada (Communi...
06/12/2025

Ardayda Semester-ka 9aad ee Kulliyadda Caafimaadka ee h**e ugu baxay Barnaamijka Tababarka Ku Saleysan Bulshada (Community-Based Training Program – CBTP) ayaa soo jediyey warbixino ay kasoo diyaariyeen xarumihii caafimaad ee ay booqdeen ,

sidoo kale ardaydii ka qayb qaadatay barnaamijka ayaa la gudoonsiiyey shahaadooyin ka turjumaya shaqadii ay soo qabteen mudadii Barnaamijka Tababarka Ku Saleysan Bulshada socday.

Jumca Mubarak ✨ ‏إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّيَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْه...
28/11/2025

Jumca Mubarak ✨

‏إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ



23/11/2025

Waxaa maalinkii labaad si habsami leh u socda imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee sannad waxbarasheedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis University .



𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦   Qaybtii 4aadwaxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee ...
22/11/2025

𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦
Qaybtii 4aad
waxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee sannad waxbarasheedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis University .



𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦   Qaybtii 3aadwaxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee ...
22/11/2025

𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦
Qaybtii 3aad
waxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee sannad waxbarasheedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis University .



𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦   Qaybtii 2aadwaxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee ...
22/11/2025

𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦
Qaybtii 2aad
waxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee sannad waxbarasheedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis University .



𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦   Qaybtii 1aad𝐒𝐚𝐛𝐭𝐢 𝟐𝟐 - 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫- 𝟐𝟎𝟐𝟓  waxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ...
22/11/2025

𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦
Qaybtii 1aad
𝐒𝐚𝐛𝐭𝐢 𝟐𝟐 - 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫- 𝟐𝟎𝟐𝟓 waxaa si rasmiya u bilowday imtixanka k**a dambayska ( 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 ) ah ee semesterka Kowaad ee sannad waxbarasheedka 2025-2026 ee jaamacadda Gollis University Bosaso .
dhamman ardayda waxaan u rajaynaynaa guul .
-----------------------
𝐄𝐦𝐚𝐢𝐥 : [email protected]
𝐭𝐞𝐥𝐥 : +252 905 364 444
𝐰𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 : https://gub.so/
𝐅𝐚𝐜𝐞𝐛𝐨𝐨𝐤 : https://www.facebook.com/GollisUniversityBosaso
𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦: https://www.instagram.com/gollisuniversitybosaso/
𝐢𝐤𝐭𝐨𝐤 : https://www.tiktok.com/
𝐗 : https://x.com/BosasoGoll30900
𝐥𝐢𝐧𝐤𝐞𝐝𝐢𝐧 : https://x.com/BosasoGoll30900

18/11/2025

booqashadii ay Ardayda Semester-ka 9aad ee Kulliyadda Caafimaadku ugu bexeen Barnaamijka Tababarka Ku Saleysan Bulshada (Community-Based Training Program – CBTP) .

🚨 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 📚📝Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda Semesterada 3aad ,6aad iyo 9aad  in imtixaanka k**a dambaysta ah...
16/11/2025

🚨 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦 📚📝

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda Semesterada 3aad ,6aad iyo 9aad in imtixaanka k**a dambaysta ah (Final Exam ) uu si rasmi ah u bilaaban doono 22/11/2025, oo ku beegan maalin Sabti ah.

Sidaas awgeed ardaydu waa inay muujiyaan dadaal dheeri ah , isla markaana ay sameeyaan u diyaargarow buuxa si ay ugu gudbaan imtixaanka natiijo aad sareeya.

Jaamacaddu waxay u rajaynaysaa ardayda guul iyo natiijooyin ka tarjumaya dadaalkooda iyo kartidooda.

    Ardayda Semester-ka 9aad ee Kulliyadda Caafimaadka ayaa u baxay Barnaamijka Tababarka Ku Saleysan Bulshada (Communit...
15/11/2025

Ardayda Semester-ka 9aad ee Kulliyadda Caafimaadka ayaa u baxay Barnaamijka Tababarka Ku Saleysan Bulshada (Community-Based Training Program – CBTP) .

Address

Bosaso
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
15:30 - 21:00
Tuesday 07:00 - 12:00
15:30 - 21:00
Wednesday 07:00 - 12:00
15:30 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 12:00
15:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 12:00
15:00 - 21:00

Telephone

+252906663330

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollis University Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gollis University Bosaso:

Share