Sahal University

Sahal University Empowering Somalia's Future Generations Through Affordable and Innovative Education

Waxbarashada ๐„-๐ฅ๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ -๐ค๐ฎ waa hab casri ah oo kuu sahlaya inaad aqoontaada ku kobciso ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š. Waxay...
21/07/2026

Waxbarashada ๐„-๐ฅ๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ -๐ค๐ฎ waa hab casri ah oo kuu sahlaya inaad aqoontaada ku kobciso ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š. Waxay ku siinaysaa dabacsanaan aad ku maareyn karto jadwalkaaga waxbarasho, adigoo si hufan u gaari kara yoolalkaaga waxbarasho.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐š๐ก๐š๐ฅ waxaa ka go'an inay ardaydeeda u fidiso waxbarasho tayo sare leh oo ku dhisan tiknoolajiyadda casriga ah, si ay u helaan fursado waxbarasho oo waxtar leh, una horumariyaan aqoontooda iyo xirfadahooda mustaqbalka ayagoo ๐š๐ฒ๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ ๐จ๐จ๐›๐ญ๐จ๐จ๐๐š.

Hadaba halkan iska diwaangeli si aad Uga faaideysato ๐’๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ๐ฌ-๐ฒ๐š๐๐š ardada cusub.
๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿป campus.sahal.edu.so/application

๐€๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž:+252 905 722 006


14/07/2026

Mid kamid ah Ardayda Ku guulaystay Fursadaha Waxbarasho se Scholarshipka.

14/07/2026

Kelmadda Maamulaha Laascaanod Campus ee Jaamacadda Sahal Dr Deeq || Munaasibada ay Jaamacadda Sahal kaga daahfurtay caasimada garoowe Barnaamijyo waxbarasho sidoo kalena ka furtay Xarun cusub oo Dhanka Onlineka Ah.

13/07/2026

Wax ka baro taariikhda, Jaamacada Sahal University.

Sawiro: Q3aad Jaamacadda Sahal Oo caasimada garoowe Kusoo bandhigtay Barnaamijyo waxbarasho sidoo kalena daahfurtay Xaru...
11/07/2026

Sawiro: Q3aad Jaamacadda Sahal Oo caasimada garoowe Kusoo bandhigtay Barnaamijyo waxbarasho sidoo kalena daahfurtay Xarun cusub oo Dhamka Onlineka Ah.

10/07/2026

Kelmadda Maamulaha Galkacayo Campus ee Jaamacadda Sahal || Munaasibada ay Jaamacadda Sahal kaga daahfurtay caasimada garoowe Barnaamijyo waxbarasho sidoo kalena ka furtay Xarun cusub oo Dhanka Onlineka Ah.

10/07/2026

Kelmadda Siyaasi Abdirahman Ibrahim || Munaasibada ay Jaamacadda Sahal kaga daahfurtay caasimada garoowe Barnaamijyo waxbarasho sidoo kalena ka furtay Xarun cusub oo Dhanka Onlineka Ah.

10/07/2026

โ€œWaxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa Jaamacadda Sahal oo fursaddan qiimaha badan na siisay. Daahfurka E-Learning Campus-kan wuxuu bulshada u furayaa waddo cusub oo waxbarasho casri ah, isagoo siinaya ardayda iyo dhalinyarada fursad ay ku helaan aqoon tayo leh meel kasta oo ay joogaan. Waa tallaabo muhiim ah oo kor u qaadaysa horumarka tacliinta iyo ka faaโ€™iidaysiga teknoolojiyadda casriga ah.โ€
โ€” Zahra Sair Nour
Wasiirka H**e DPL

โ€œWaxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa Jaamacadda Sahal oo fursaddan qiimaha badan na siisay. Daahfurka E-Learning Campu...
10/07/2026

โ€œWaxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa Jaamacadda Sahal oo fursaddan qiimaha badan na siisay. Daahfurka E-Learning Campus-kan wuxuu bulshada u furayaa waddo cusub oo waxbarasho casri ah, isagoo siinaya ardayda iyo dhalinyarada fursad ay ku helaan aqoon tayo leh meel kasta oo ay joogaan. Waa tallaabo muhiim ah oo kor u qaadaysa horumarka tacliinta iyo ka faaโ€™iidaysiga teknoolojiyadda casriga ah.โ€

โ€” Zahra Sair Nour
Wasiirka H**e DPL

Address

Biyo Kulule Main Road
Bosasso
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 20:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252905722006

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Sahal University:

Shortcuts

Share