Hidobile page

Hidobile page HIDDOBILE page loogu talogalay faafinta fanka iyo suugaanta iyo dhaqanka somalida ah. This page is about somali Culture and Music.

Waa pageka rasmiga ah ee Hiddobile page
05/04/2025

Waa pageka rasmiga ah ee Hiddobile page

Cawaale Aadan Deheeye From 2005tii to 2024ka
19/08/2024

Cawaale Aadan Deheeye
From 2005tii to 2024ka

Jooqle Shire ayaa Galay sanadkiisii Toddobaad ee uu Xanuunsanayo.Jooqle shire Jaamac sanadkii 2017 ayey gaartay Jug saam...
03/04/2024

Jooqle Shire ayaa Galay sanadkiisii Toddobaad ee uu Xanuunsanayo.

Jooqle shire Jaamac sanadkii 2017 ayey gaartay Jug saamayn ku yeelatay Maskaxdiisa taasi oo uu hada kasoo kabanayo aynu uducayno waa Tobankii dambe ee bisha barakaysan.

Jooqle Shire Jaama wuxuu ahaa fanaan la jecelyahay oo wadani ah. Fankana uga qayb qaata wadaniyad, Guubaabo iyo jacayl.

Heesta Baraarug ▪Alfanaanad Khadra Daahir Cige Cali▪Ereyada Abqarigii waynaa ee humaaga ilaahay kumaystay Abwaan Maxamad...
26/05/2023

Heesta Baraarug

▪Alfanaanad Khadra Daahir Cige Cali
▪Ereyada Abqarigii waynaa ee humaaga ilaahay kumaystay
Abwaan Maxamad Cali Kaariye
▪Laxanka waxa kuladhay Xasan Sabriye Afrax (Xasan Garayd)
Kabanka waxa garaacaya Macalimiin tegtay waa

1)Bashiir Faarax Guray lidka p***a dheer
2)Boongaha waxa uu ,uegyahay Cadalooni
3)Saalax Qaasim kabanka
4)Aways Abubaker Cawad (Goobe) oo isna Batteryga garaacaya
5)Kalariiga Afka waynleh waxa tumaya Axmad Cali Cigaal

Ereyadeeda waxa kamid ah
- Waan soobaraarugayaa
-Badhtamaha habeenkii
-Wali beerka Xuunshadu
-Wakaa babanayee
-Hadii Aanan balaayooy
-Buulkayga kaa galin

Kuwani waa macalinmiintii sharafta leh een kawada shaqayno Boon secondary school aad baan usalaamayaa dhaamaantood Maamu...
11/10/2022

Kuwani waa macalinmiintii sharafta leh een kawada shaqayno Boon secondary school aad baan usalaamayaa dhaamaantood Maamule Mustaafe Cilmi Faarax Bilaal ,Abiib Faarax Xadi Gaafane, Cusmaan Mahdi Isaaq Cige,Maxamuud Axmad Diiriye,Cabdi cige wacays,Caateeye Camir warsame waxaan idiin rajaynayaa jawi degan dhamaantiin

Ninkani hoos kusawiran waa ustaad Maxamad Nuur Macaloow Waa ninka kasii nool kooxdii orkasrarka ahayd Ambase ladhihijira...
26/09/2022

Ninkani hoos kusawiran waa ustaad Maxamad Nuur Macaloow
Waa ninka kasii nool kooxdii orkasrarka ahayd Ambase ladhihijiray
(Club beat club) waxa kamid ahaa

1)Aways Abubaker Axmad (Goobe)
2)Daa,uud Cali Mahdi (Masxaf)
2)Macalin meysar
3)Cadalooni
4)Muuse Maxamad
5)Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudaydi)
6)Ismaaciil Cabdi Geri (Ismaaciil yare)
6)Muxiyodiin Sheekh muunin (Jim Sheekh muumin)

Waxa maanta kanoolba Siciid Maxamad Harawo (Siciid harawo) oo muqdisho hada jooga iyo macaloow oo hada Canada laygu sheegay.

Address

Buramo Boorama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hidobile page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Hidobile page:

Share