Zharmaake Gurey

Zharmaake Gurey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zharmaake Gurey, Zhakti Gy ina gurey, Burao.

labadan yaa saamayin badan manta mediaha  xaga somalida labadaas kooxood ee wayin iyo nuura afcas
08/02/2026

labadan yaa saamayin badan manta mediaha
xaga somalida labadaas kooxood ee wayin iyo nuura afcas

01/11/2024
27/10/2024

Banaan baxa magalada Borama x. Wadani

26/10/2024

Go aanka banaan baxa x.Wadani iyo qodobada.ay soo jeediyeen gudida ololaha xusbiga.see moreโ€ฆ

21/10/2024

Payload mouse Biixi

10/10/2024

Jeeganta angaana samysany anagaana la wareegnay

DAHABSHIIL iyo Dabka Wajaale.โ€œ Waxa aannu aad uga xunnahay musiibadda ๐๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐š ๐ค๐š๐œ๐š๐ฒ suuqa magaalo ganacsiyeedka ๐“๐จ๐  ๐–๐š๐ฃ...
17/09/2023

DAHABSHIIL iyo Dabka Wajaale.

โ€œ Waxa aannu aad uga xunnahay musiibadda ๐๐š๐›๐ค๐š ๐ค๐š ๐ค๐š๐œ๐š๐ฒ suuqa magaalo ganacsiyeedka ๐“๐จ๐  ๐–๐š๐ฃ๐š๐š๐ฅ๐ž, oo ganacsato badan ku waayeen ganacsigoodii ay ku tiirsanaayeen shaqaale iyo qoysas badani. Dahabshiil Group ahaana waxaanu sameyn doonaa ๐ฐ๐š๐ฑ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฆ๐จ ๐š๐ก oo aan awoodno, Insha Allah.

Waxaanu ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ciidanka naftoodda hurayaasha ah ee ๐๐š๐›๐๐ž๐ฆ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ฃ๐š๐š๐ฅ๐ž ee la tacaalaya daminta dabka, iyo ciidamadda ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐๐ž๐๐ž๐ ๐๐ž๐ ๐š ah ee ka yimid ๐‰๐ข๐ ๐ฃ๐ข๐ ๐š, ๐†๐š๐›๐ข๐ฅ๐ž๐ฒ ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐š๐ฆ๐š.
waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ in ay si wayn uga qayb qaataan gurmadka suuqa Wajaale.

16/05/2023

Ceerigaabo - Xuska 18-May oo ku aaday xilli barwaaqo ah iyo muuqaal qurux badan oo muujinaya diyaar-garowga.

๐ŸŽฅ Ismail Elsar.

30/04/2023

My royal family gurey gy

QIIME JABKA BULSHADEENA HEYSTA. HADDA MA BILAABIN. QABYLAADDUNA WAA HOYGA GUULDARADDA DALKEENA. BAL SAWIRKAN DIB U XASUU...
26/04/2023

QIIME JABKA BULSHADEENA HEYSTA. HADDA MA BILAABIN. QABYLAADDUNA WAA HOYGA GUULDARADDA DALKEENA. BAL SAWIRKAN DIB U XASUUSO

Labaddan weriye. Waxa Kitaabka Gacanta Loogu Saarey. Dood ey u qabanayeen Muuse Bihi iyo Musharax Ciro iyo Gud Feysal Cali waraabe.

Nuxurka loo dhaarinayey waxey aheyd. Iyadoo labadoodda. Midna Ciro isku reer yihiin. Midna Muuse Bihi. labadoodaba waan aqaan. waa laba nin oo magaalo ku dhashey oo aan qabyalaaddan jecleyn.

Balse xamasadii doorashadda iyo sidda loo kala shakiyey ayaa kitaab gacanta loo saarey iney dhex ka noqdaan tartanka doorashadii 2017 doodey habeenka u qabteen. Xirfadooddi laguma ixtraamin.

Waxaase loo arkayey laba nin oo midba inaderkii hoosta kala socdo. Hadaba maanta Ilig Muuse Bixi wuu xidhey, Waxna kuma qabo. Dalkeenu waxu u bahan yahey in dareenka qabyaladda laga koriyo dhalinyaradeena.

Xukumadii Madaxweyne Maanta kuwii doortey si kastaba haku tageeraane ayaa maanta dibadda meer ah.

Hadaba maanta xageynu joogna. Bal is weydiiya. Ma dalbeynu dhiseyna. Ma reer mid ka adag baa jira. Waadinka arka Laascaanood. Dadka inta aragtida fog leh waxaan usoo jeediya. Xukumaddani wey fashilantee dalka aan badbaadino.

Waxaa qoray Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Address

Zhakti Gy Ina Gurey
Burao
ZHAKTIGYINAGUREY

Telephone

+252634587558

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zharmaake Gurey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share