Mac-hadka Minhaal -معهد المنهال

Mac-hadka Minhaal -معهد المنهال kani waa boga rasmiga ah ee uu leeyahay mac-hadka minhaal ee barashada culuumta sharciga ah&Xirfadaha

24/08/2026

🎦 استمع بعضا من ألفية السيرة لصاحبها المؤلف الأديب عبدالغني محمد إسماعيل

🌿 أهلاً بمن أتى بالأدب والعلم 🌿في رحاب معهد المنهال، كان لنا شرف استقبال فضيلة الشيخ الأديب عبد الغني محمد إسماعيل، في ز...
24/08/2026

🌿 أهلاً بمن أتى بالأدب والعلم 🌿
في رحاب معهد المنهال، كان لنا شرف استقبال فضيلة الشيخ الأديب عبد الغني محمد إسماعيل، في زيارةٍ عطرةٍ تجمع بين العلم والأدب، وتفيض بحب المصطفى ﷺ وسيرته الشريفة.
حللتم أهلاً، ونزلتم سهلاً، وازدانت بكم رحاب المنهال.
فمرحباً بكم بعدد ما في القلوب من محبة، وما في النفوس من تقدير. 🤍

✨ soo dhawaynta Sheekh :C/qani Maxamed Ismaaciil ✨
Maanta waxay noo ahayd maalin gaar ah oo xusuus mudan. Waxaan sharaf iyo farxad ku qaabilnay Sheekh C/qani Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah dadka aqoonta iyo suugaanta ku suntan.
Joogitaanka Sheekhu wuxuu noo ahaa farxad iyo sharaf weyn.
Ku soo dhawoow Al-minhaal, Sheekh.
Sharaf bay noo tahay martidaada. 🌿

🌿 في رحاب السيرة.. يلتقي العلم بالأدب 🌿يسرّنا في معهد المنهال أن نعلن عن استضافة فضيلة الشيخ الأديبعبدالغني إسماعيل حفظه...
23/08/2026

🌿 في رحاب السيرة.. يلتقي العلم بالأدب 🌿
يسرّنا في معهد المنهال أن نعلن عن استضافة فضيلة الشيخ الأديب
عبدالغني إسماعيل حفظه الله،
في استضافة علمية وأدبية يتفضل فيها الشيخ بعرض جانب من أشعاره وأدبه في السيرة النبوية الشريفة، في لقاء يجمع بين جمال الأدب وعبق السيرة.
📍 المكان: قاعة معهد المنهال – الفرع الرئيسي
🗓️ الزمان: [اليوم والتاريخ]
⏰ الوقت: [الوقت]
فأهلًا وسهلًا بفضيلة الشيخ، ومرحبًا به في رحاب المنهال.
📖 حضوركم إثراءٌ للعلم، ومتعةٌ للأدب، وصلةٌ بسيرة خير البشر ﷺ.


12/08/2026

12/08/2026


  Kalmadii Sh.mubaarik ismaaciil
10/08/2026



Kalmadii Sh.mubaarik ismaaciil

🌿 war wanaagsan oo ku saabsan kulan aqooneed 🌿Mac-hadka Minhaal ee Culuumta Shareecada iyo Farsamada Gacanta wuxuu si sh...
09/08/2026

🌿 war wanaagsan oo ku saabsan kulan aqooneed 🌿

Mac-hadka Minhaal ee Culuumta Shareecada iyo Farsamada Gacanta wuxuu si sharaf iyo farxad leh u soo dhoweynayaa Sheekh Mubaarak Ismaaciil aw Cali, oo booqasho sharaf ah ku imaanaya mac-hadka, isagoo ardayda u jeedin doona wacdi iyo waano diini ah inta lagu jiro safka subaxnimo ee faraca weyn.

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu booqashadan ka dhigo mid barako leh, hadalkana ka dhigo mid faa’iido iyo hanuun u noqda ardayda. 🤲

✨ Kulan aan ku korno… iyo kalmad aan ku faa’iidno. ✨




 Kalmadı sheekh Mahad Cadaad ujeediyay saaka ardayda
09/08/2026


Kalmadı sheekh Mahad Cadaad ujeediyay saaka ardayda

Address

Street Gaha
Burao

Telephone

+252634300501

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mac-hadka Minhaal -معهد المنهال posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Mac-hadka Minhaal -معهد المنهال:

Shortcuts

Share