10/05/2025
๐ ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐น๐น๐ฒ! Eebbe haw naxariisto qabrigana ha u nuiro. abdifatah jama .๐ฅฒ
Maamulka, macallimiinta, ardayda shaqaalaha iyo dhammaan cid kasta oo ka mid ah bahwaynta gollis university . waxa ay tacsi u dirayaan ehelada, qaraabada, iyo bahweynta reer gollis ee uu ka baxay marxuum abdifatah jama mire oo jimcihii ku geeriyooday dulaadka magalada burco shil gaadhi.
Waa geeri xanuun badan, inaga oo dhimashadu ina wada sugayso haddana waxa kala xanuun badan sida loo dhimanayo.
Alle qabriga haw nuuro suaasha ha ku sugo! waalidkii iyo ehelkeediisana haka siiyo samir iyo iimaan saadiqa.
ุฅููููุง ูููููููฐูู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู