مـركـز الـبدر لتعـليم القـرآن الـكريـم والـدراســات الإسلاميـة

  • Home
  • Somalia
  • Burco
  • مـركـز الـبدر لتعـليم القـرآن الـكريـم والـدراســات الإسلاميـة

مـركـز الـبدر لتعـليم القـرآن الـكريـم والـدراســات الإسلاميـة "Waa eraygii Eebbaa iyo iftiin jiroo,
Waa mid aan isbeddelayn oo run ku salaysan,
Qofkii barta wuxuu helaa sharaf iyo hanuun."

𝑨𝒃𝒘𝒂𝒂𝒏 𝑮𝒂𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 ( 𝐀𝐔𝐍 )

ختمة كاملة ❤️
18/05/2026

ختمة كاملة ❤️

📢 𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫 :
17/05/2026

📢 𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗫 :

📢 𝗪𝗔𝗥𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛 :
01/05/2026

📢 𝗪𝗔𝗥𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗨𝗛𝗜𝗜𝗠 𝗔𝗛 :

📍BISHAARO BISHAARO : Waxa uu Ugu Bishaareynayaa Markaska Al-Badar Ee Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo Culuumta Sharee...
18/02/2026

📍BISHAARO BISHAARO :

Waxa uu Ugu Bishaareynayaa Markaska Al-Badar Ee Barashada Qur’aanka Kariimka ah iyo Culuumta Shareecadu Cid Kastoo Danaynaysa Barashada Tafsiirka Qur’aanka, In Markaska Bisha Barakaysan Ee Ramadaan laga Bilaabi Doono Tafsiirka Jus Camma.

🗓 Maalinka Sabtida illaaa Khamiista.
🕒 Salaada Duhur Ka Hor.

FG : Cid Kasta Way Ka Faa'ideysan Kartaa.

  🌙
17/02/2026

🌙

  Q3aad : Sawirada Xafladii shalay Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
23/01/2026

Q3aad :
Sawirada Xafladii shalay Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.

  Q3aad : Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
22/01/2026

Q3aad :
Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.

  Q2aad : Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
22/01/2026

Q2aad :
Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.

  Q1aad : Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.
22/01/2026

Q1aad :
Sawirada Xafladii maanta Ee Ardeyda Dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah iyo Qaybta Higaada Ee Markas Al-Badar.

Inshllh Khamiista Iyo Maamuuska Ardeyda Dhameysay Qur'aanka iyo Higaada Ee Markazka Al Bader
19/01/2026

Inshllh Khamiista Iyo Maamuuska Ardeyda Dhameysay Qur'aanka iyo Higaada Ee Markazka Al Bader

✨️ 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼  Maamulka Iyo Macallimiinta 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚𝐳𝐤𝐚 𝐀𝐥-𝐁𝐚𝐝𝐚𝐫 Waxa ay Farxadda la qaybsanayaan Ardeyda dhammeysay Q...
17/01/2026

✨️ 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼
Maamulka Iyo Macallimiinta 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚𝐳𝐤𝐚 𝐀𝐥-𝐁𝐚𝐝𝐚𝐫 Waxa ay Farxadda la qaybsanayaan Ardeyda dhammeysay Qur'aanka Kariimka Ah, Iyo Sidoo kale Ardeyda Baratay Akhriska iyo Qoraalka Luuqada Carabida ( 𝑯𝑰𝑮𝑨𝑨𝑫 ).

Address

Burco

Telephone

+252634165473

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مـركـز الـبدر لتعـليم القـرآن الـكريـم والـدراســات الإسلاميـة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share