03/08/2026
oo aad uga barateen wax-barasho tayo leh, iyo macallimiin diyaarsan ayaa sannadkan idin bilowday barmaamuj cusub oo la magac baxay "EMA". Barmaamujkan ayaa loo soo gaabiyey English, Maths and Arabic, waxaanna loogu talo galay ardayda da'doodu u dhexayso 9jir ilaa 18jir. Barmaamujkan ayaa noqon doona mid wax badan ka beddeli doona ardayda da'yarta ah ee magaalada Burco, ahna kii ugu horreeyey ee noociisa ah ee Burco lagu soo kordhiyo.