Abdinasir ibnu Timacadde

Abdinasir ibnu Timacadde Ku xidhnow page kan si aad ula socoto wixii muuqaala

Rabbi Haw Naxariisto xildhiban H**e maxamed faarax Qabiile oo Ku Geeriyooday Burco
11/10/2023

Rabbi Haw Naxariisto xildhiban H**e maxamed faarax Qabiile oo Ku Geeriyooday Burco

Goobta loo Raray Dadkii Danyarta Ahaa Ee Degana laynka police Ka ee Magalda HargaysaSida sawirka Ka muuqta waa Goob cida...
11/10/2023

Goobta loo Raray Dadkii Danyarta Ahaa Ee Degana laynka police Ka ee Magalda Hargaysa

Sida sawirka Ka muuqta waa Goob cida oo cusub Buuro Dushedna Ku Taala

Waxa Aan Garab Taaganahay falstiin Sucuudigu wuxu la jiraa Falstiin waa inaan cadayna inay u Dagaalamayaan xoriyadoodaDh...
10/10/2023

Waxa Aan Garab Taaganahay falstiin
Sucuudigu wuxu la jiraa Falstiin waa inaan cadayna inay u Dagaalamayaan xoriyadooda
Dhaxl suGaha Boqortooyada sucuudiga

maxamed ibnu salamaan Ayaa si cad u sheegay in uu Sucuudigu la jiro falastiiniyiinta

زيارة صباحية الى المجمع مللك فهد الطباعة المصحف الشريف في المدينة المنورةBookhasho  kooban Ayaanu  saaka Ku tagnay madba...
28/09/2023

زيارة صباحية الى المجمع مللك فهد الطباعة المصحف الشريف في المدينة المنورة
Bookhasho kooban Ayaanu saaka Ku tagnay madbacada kalam Ka Rabbi Ee magalda madiina

Caawa waxa wada ciyaari doona koobka Aduunka xulka  Senegal 🇸🇳 iyo Netherland  🇳🇱 Sadaali Natiijada
21/11/2022

Caawa waxa wada ciyaari doona koobka Aduunka xulka Senegal 🇸🇳 iyo Netherland 🇳🇱

Sadaali Natiijada

21/11/2022

ilaa xalay waxa soo islaamay lix boqol oo Qof
Kuwaaso Kasoo Qayb Galay Koobka Aduunka
Sheekh Rakuub

21/11/2022

Qadar 🇶🇦 Qorsheheeda ugu weyn ee Koobka Aduunku wa inay uga faaidaysato faafinta diinta suban ee islamaka

10/11/2022

Raxmaadka Rabbi oo Galabta ka Da, Ay Degamada u dhexeeya shiikh iyo bebera Gobolka saaxil Halkani waa
Biriishka laalays mnch Allah

30/10/2022

Xaaladda murugada leh ee muqdisho
Walalyaaloow Aan is caawino😤

Aan u Ducayno wa Qaar kamida Dadkii ku Geeriyooday Qaraxyadii muqdisho ee manta waxay u badanyiin dhalinyaro
29/10/2022

Aan u Ducayno wa Qaar kamida Dadkii ku Geeriyooday Qaraxyadii muqdisho ee manta waxay u badanyiin dhalinyaro

29/10/2022

Subbxaanalaha Alla Haw naxariisto intii ku dhimatay kuwa dhawacaana Alla Haw Boogaloo dhayo

22/10/2022

Buuga Hortay jire oo laga qoray Gabayaagii Caanka Aha ee Cali jaamac Haaabiil oo dhawaan lasoo bandhigi doono

Address

Burco
252

Telephone

+252634592413

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir ibnu Timacadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share