27/02/2026
OGAYSIIS TABABAR
Waxaa si rasmi ah loo ogeysiinayaa dhammaan dhalinyarada iyo dadka danaynaya xirfadaha farsamada gacanta in la bilaabayo Tababar Xirfadeed oo ku saabsan Concrete, kaas oo la qaban doono inta lagu jiro bisha Ramadaan.
TABABAR XIRFADDA CONCRETE (Ramadaan Special)
📅 Taariikhda Bilaabashada: Sabti, 28 February
🏢 Waxaa Qabanaya: Almis Training Center iyo Hadash Technical Institute
📍 Goobta: Jaamacadda Gollis University – Dahabshiil Campus
Tababarkani waxa uu si qoto dheer diiradda u saarayaa barashada xirfadda Concrete, laga bilaabo aasaaska iyo fahamka maaddada ilaa farsamooyinka casriga ah ee dhismaha.
Faa’iidooyinka Tababarka
✅ Barasho aragti iyo ku-dhaqan (Practical & Theory)
✅ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
✅ Shahaado la aqoonsan yahay
✅ Fursado shaqo iyo iskaa-u-shaqaysi
📲 Isdiiwaangelinta & Faahfaahin:
WhatsApp: 0634286436
Ha seegin fursaddan qiimaha leh ee Ramadaanka. La wadaag si ay uga faa’iidaystaan bulshada inteeda kale.