New Generation University Burao Campus

New Generation University Burao Campus Community College

Maamulka Jaamacada New Generation Wuxu Hambalyo iyo duco u diryaaa gudoomiyaha cusub ee Ururka Saxafiyiinta SOLJA Mudane...
26/01/2024

Maamulka Jaamacada New Generation Wuxu Hambalyo iyo duco u diryaaa gudoomiyaha cusub ee Ururka Saxafiyiinta SOLJA Mudane : Shafici Mohamed Ibrahim oo xilka kala wareegay Gudoomiyahii h**e
Mr. Sakaria Ahmed Muhumed
Shaafici wuxu ka mid ahaa Bahda Jaamacadda New Generation isaga oo ku soo qaatey qeybo ka mid ah hayaankiisa waxbarasho.

Waxa xusid mudan in labada Gudoomiye ay ka tirsanayaan bahda Jaamacadda New Generation,
Jaamacaddu waxey markasta soo saartaa saxafiyiin ka dhex muuqda bahda saxaafada Somaliland.

Maamulka Jaamacaddu wuxuu ilaahay uga baryayaa in xilka uu ku asturo gudoomiyaha cusub iyo dhamaan xubnaha sare ee ururka SOLJA, horumar muuqadana ay ku soo kordhiyaan Saxaafada Somaliland.

25/11/2023

Golden opportunity!

25/11/2023
27/10/2023
15/10/2023
Coming soon insha allah
26/09/2023

Coming soon insha allah

Address

Near Burao District
Burco
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 16:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252634942777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New Generation University Burao Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to New Generation University Burao Campus:

Share