15/07/2024
Barri Salasa Bisha محرم ay Tahay 10 maalinta waxa suna soon waana maalinti Nabi muuse عليه الصلاة والسلام. Laga badbaadiyey (fircoon) waxana axaadiistu tilmaamtay inaad soonto si Lagugu dhaafo Sanad dhan oo aad gashay danbigii, in maaLin Laga Horaysiyo ama maaLin Laga dambaysiiyo, Si Loo khiLaafo yuhuuda.
📅
10/1/1446 (H)
16/7/2024 (m)