Dhabaha Guusha

Dhabaha Guusha Walal Waad Guulaysan Kartaa

30/11/2023

Jumca wanaagsan akhyaarta

08/01/2023

Sh cabdinaasir X axmed Iyo dilalka laascaanood ka dhaca rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo janatul fardawsana haku arsaaqo sheekha.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo janatul fardawsana haku arsaaqo Samir iyo iim...
31/12/2022

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo janatul fardawsana haku arsaaqo Samir iyo iimaana haka siiyo dhamaan umada islaamka.

27/12/2022

Wiil yar oo waayeel ah, aduunimo dhab ah,

Saaka waxaa xorriyadiisii dib uhelay, Cabdimaalig muuse coldoon.
22/12/2022

Saaka waxaa xorriyadiisii dib uhelay,
Cabdimaalig muuse coldoon.

19/12/2022

Subax wanaagsan dhamaantiin

20/11/2022

Mansha allah waa dadkii kasoo qayb galay koobka aduunka oo qadar Lagu qabanayo, dadka ayaa ashahaada loo qabanaya, oo Soo islaamaya.

18/11/2022

Jumca wanaagsan walalayaal,

Cabdiqaadir jaylaani ayaan salaan idiinka sidaaye😁😁

09/11/2022

Afarta markhaati may kaqabtaanba,
Waa Su aal iswaydiin Leh😁😁

Rabbaw naxariistii Jano kawaraabi, dadkii maanta Lagu xasuuqay muqdisho, rabbaw cadawgaas  arxanlaawayaasha ah,  intaas ...
29/10/2022

Rabbaw naxariistii Jano kawaraabi, dadkii maanta Lagu xasuuqay muqdisho, rabbaw cadawgaas arxanlaawayaasha ah, intaas maanta wax kadambeeya rabbaw adaa awood lehe haku sababin, hoog Iyo cadaabna kudulee oo naxariisttaada kafogee, rabbaw ducada Naga aqbal oo masaakiintaas intii dhimatay naxariistii Jano kawaraabi ehelkii qarabadii iyo asxaabtiina Samir iyo iimaan kasii, intii Ku dhaawacantayna rabbaw caafimaad taam ah sii, oo u gargaar,

29/10/2022 :

17/10/2022

Soo dhawayn meeqaamkeedu sarreeyo😁

14/10/2022

14 October 2017kii dadkii Ku shahiiday qaraxii soobe rabbi naxariistii Jano haka waraabiyo dhamaantood

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhabaha Guusha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share