Alpha University Odweine

Alpha University Odweine Education Page Faculty of ICT is one of the Faculties of Alpha University Burao

Congratulations Nursing Department
19/09/2025

Congratulations
Nursing Department

ALPHA UNIVERSITY ODWEINE 3rd BATCH. THESIS DEFENSE  πŸ“™πŸ“•
26/08/2025

ALPHA UNIVERSITY ODWEINE 3rd BATCH.
THESIS DEFENSE πŸ“™πŸ“•

~~~JAAMACADDA ALPHA OODWEYNE~~~Ardayday sanadka 2025 ka  baxaysa oo martay imtixaankii u danbeeyay ee OSCE. Dhamaan waxa...
28/07/2025

~~~JAAMACADDA ALPHA OODWEYNE~~~

Ardayday sanadka 2025 ka baxaysa oo martay imtixaankii u danbeeyay ee OSCE. Dhamaan waxaan u rajaynaynaa guul.

Hambalyo HambalyoGuddomiyaha jaamacadda Alpha University Burao Prof.Abdikeni Ibrahim wuxu hambalyo iyo duco ba u diraya ...
19/11/2024

Hambalyo Hambalyo
Guddomiyaha jaamacadda Alpha University Burao Prof.Abdikeni Ibrahim wuxu hambalyo iyo duco ba u diraya madaxweynaha cusub ee dalka MD.Dr. Abdirahman Mohamed Abdilahi Irro iyo ku xigeenkiisa Mohamed Aw Ali Abdi.
Wuxuu ilaahay uga baryaya inuu ku asturo xilkaa bulshadu u dooratay kana dhigo mid ka shaqeeyo horumarka, midnimada iyo walaalnimada shacabka.

Alla mahad leh.

1lpha οΌ΅ο½Žο½‰ο½–ο½…ο½’ο½“ο½‰ο½”ο½™

Congratulations 🎊 πŸ‘ πŸ’ πŸ₯³ 🎊 Hambalyo Dhamaan ardayday sanadkan dhamaysatay waxbarashada heerka kowaad. 🎊πŸ₯³πŸŽŠπŸŽ‰Alpha Universit...
13/09/2024

Congratulations 🎊 πŸ‘ πŸ’ πŸ₯³ 🎊
Hambalyo Dhamaan ardayday sanadkan dhamaysatay waxbarashada heerka kowaad. 🎊πŸ₯³πŸŽŠπŸŽ‰

Alpha University Odweine

........        O     g      a    y       s      i      i      s            .....Jaamacadda Alpha faraceeda magaalada Oo...
22/11/2023

........ O g a y s i i s .....
Jaamacadda Alpha faraceeda magaalada Oodweyne waxa ay ogaysiinaysaa dad weynaha ku dhaqan Gobolka Daadmadheedh, in ay qaadanayso kuuliyado cusub oo isugu jira heerka shahaadada Degree-ga iyo heerka Diplomada, kuwaas oo kala ah:

Degree Program

βœ…οΈ Department of ICT
βœ…οΈ Department of L.L.B LAW
βœ…οΈ Department of Public Administration
βœ…οΈ Department of Nursing and Midwifery

Diploma Program
βœ… Nursing
βœ… Midwifery
βœ… Public Administration

Haddaba waxa la ogaysiinaysaa dadweynaha ku dhaqan guud ahaan Gobolka Daadmadheedh in ay si toos u bilaabantay diiwaangelintii, ee fadlan wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: 0634372169

Alpha University Odweine Department of Public Administration Admission Open
22/11/2023

Alpha University Odweine

Department of Public Administration
Admission Open

Alpha University Odweine Degree Programs Faculty of L.L.B Law   Odweine Campus
22/11/2023

Alpha University Odweine

Degree Programs
Faculty of L.L.B Law

Odweine Campus

Alpha University Odweine Kulan aqooneed iyo soo dhawayn ay Jaamacadda Alpha University Odweine u qabatay ardayda sanadka...
17/10/2023

Alpha University Odweine

Kulan aqooneed iyo soo dhawayn ay Jaamacadda Alpha University Odweine u qabatay ardayda sanadkan 2023 dhamaysatay dugsiyada sare ee gobolka Daad-Madheedh.

.
#2023

Hambalyo Hambalyo πŸŽ‰ ✨️ Abdilahi Muse Cashuur oo noqday Ardaygii ugu sareeyay (Honor-ka) πŸŽ–πŸ† kuuliyada ICT.
16/09/2023

Hambalyo Hambalyo πŸŽ‰ ✨️ Abdilahi Muse Cashuur oo noqday Ardaygii ugu sareeyay (Honor-ka) πŸŽ–πŸ† kuuliyada ICT.

Address

Near Odweine Municipality
Burco
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alpha University Odweine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Alpha University Odweine:

Share