24/09/2026
๐๐น HAMBALYO IYO BOGAADIN ๐น๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda ู
ุนูุฏ ุงุจู ุญููููุจูุงู Machadka Ibnu Xibbaan munaasabadda qiimaha badan ee ay u dabaaldegayaan.
Waxaan si gaar ah ugu bogaadinayaa Machadka Ibn Xibaan dadaalka muuqda ee uu ugu jiro baridda cilmiga shareecada faafinta sunnada iyo kobcinta aqoonta diinta Islaamka.
Bahda Jaamacadda Alpha โ Burco, kulliyada shareecada waxaan idiin rajaynaynaa guul, horumar iyo barwaaqo joogto ah.
Alle ha barakeeyo dadaalkiinna, hana ka dhigo machadku mid sii kordhiya adeegga uu u hayo diinta, bulshada iyo jiilka soo koraya.
Hambalyo mar kale Machadka Ibn Xibaan!
๐น๐๐ Guul iyo horumar joogto ah ayaan idiin rajaynayaa