Jamaal cabdi badal

Jamaal cabdi badal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jamaal cabdi badal, College & University, Burco.

Ciidamada somaliland gaar ahan KUWA socdalka ayaa MANTA hargisa KA bilabay in ay ururiyan dadka Ethiopia KA ah si LOOGU ...
06/10/2021

Ciidamada somaliland gaar ahan KUWA socdalka ayaa MANTA hargisa KA bilabay in ay ururiyan dadka Ethiopia KA ah si LOOGU celiyo wadankodi

Hawd WAX KA QURUX BADAN ma JIRO
27/09/2021

Hawd WAX KA QURUX BADAN ma JIRO

Ala haw naxristo majajilaystihi wayna
27/09/2021

Ala haw naxristo majajilaystihi wayna

Zakariye Jakarta oo ah Youtuber ah ayaa xabsiga loo taxabay  Muuqalada iyo su,aalaha UU DADKA waydiyo Ayaa marar h**e ma...
22/09/2021

Zakariye Jakarta oo ah Youtuber ah ayaa xabsiga loo taxabay

Muuqalada iyo su,aalaha UU DADKA waydiyo
Ayaa marar h**e masuliyintu gobolku uga digeen INU joojiyo

4 sano KA DIB maxa KA xirgalay Ballan qaadki madaxweyme muuse BIIXI ?
21/09/2021

4 sano KA DIB maxa KA xirgalay Ballan qaadki madaxweyme muuse BIIXI ?

Madaxwayne muuse BIIXI cabdi    IYO Siyaasiga SIDA WAYn UGA soo horjeda ee Shucayb maxmed muuse oo si kadis ah UGU Kulma...
15/09/2021

Madaxwayne muuse BIIXI cabdi IYO
Siyaasiga SIDA WAYn UGA soo horjeda ee
Shucayb maxmed muuse oo si kadis ah UGU
Kulmay gabilay

Munasibada sagoontinta gudomiyihi h**e ee gobolka togdheer IYO gudomiyaha cusub Munasabadas oo aay soo abaabulen dhaliny...
15/09/2021

Munasibada sagoontinta gudomiyihi h**e ee gobolka togdheer IYO gudomiyaha cusub

Munasabadas oo aay soo abaabulen dhalinyarada gobolka togdher KUNA maamusen LABA masuul una soo jediyen talooyin IYO dardaran

Madaxwaynaha jamuhuriyada somaliland Mudane *muuse BIIXI cabdi)Ayaa SAAKA la shaaheyaya shacbiga KU dhaqan gabilay Aragt...
15/09/2021

Madaxwaynaha jamuhuriyada somaliland
Mudane *muuse BIIXI cabdi)
Ayaa SAAKA la shaaheyaya shacbiga KU dhaqan gabilay

Aragtidada

Gudi hoosadka dhaqLaha maaliyada iyo ganacsiga ee goloha wakilada somaliland GUDOMIYE IYO GUDOMIYE KU xigen       Gudoom...
15/09/2021

Gudi hoosadka dhaqLaha maaliyada iyo ganacsiga ee goloha wakilada somaliland
GUDOMIYE IYO GUDOMIYE KU xigen


Gudoomiyaha waxa loo dortay mudane apdirashid APDILAHI muse (cagawayne)

GUDOMIYE KU xigen waxa loo dortay mudane ahmed maxmed hurre (barkhad)

Gudoomiyaha cusub ee gudida hoosadka dhaqalaha maaliyada IYO ganacsiga oo war baahinta la hadlay ayaa yidhi

Hadii ILAHAY yidhaahdo WAX AANU KU HAWLanan DOONA shaqadii AY bulshadu NOO soo doreen ee goloha AANU UGA wakiilka NAHAY una qabilsanahy

Duqa MAGALADA Barbara Ayaa yidhi WAXAN U SHEGAYA bulshadayda CID KASTO hurumarka degmada berbera KA xun WAXAN ku karbash...
15/09/2021

Duqa MAGALADA Barbara
Ayaa yidhi WAXAN U SHEGAYA bulshadayda
CID KASTO hurumarka degmada berbera KA xun WAXAN ku karbashayna rasaasna uga
Dhigayna wax qabad

Basadir oo muqdisho soo gaadhay
13/09/2021

Basadir oo muqdisho soo gaadhay

/_sawiro/) Dr ADNA ADEN oo shir calami ah KAGA qaybgashay dalka maraykanka
13/09/2021

/_sawiro/) Dr ADNA ADEN oo shir calami ah KAGA qaybgashay dalka maraykanka

Address

Burco

Telephone

+252633077754

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamaal cabdi badal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share