Togdheer University

Togdheer University Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Togdheer University, College & University, Burco.

Togdheer University is committed to excellence in education, the development of academic and professional skills, and the preparation of future leaders who contribute to societal progress.

22/08/2026

Hormuudka kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka oo bishaarooyin la wadaagay ardayda cusub iyo bulshada guudba.๐Ÿ™‹โ€โ™‚๏ธ

22/08/2026

โš–๏ธ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐จ๐ง ๐‹๐š๐ฐ

Tababarka ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐จ๐ง ๐‹๐š๐ฐ oo ay soo qabanqaabisay Kulliyadda ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ ee Jaamacadda Togdheer ayaa si rasmi ah uga qabsoomay Jaamacadda Togdheer 20-ka Agoosto 2026. Tababarka waxaa bixiyey Joseph Ismail Aden (LLB โ€“ Law), waxaana diiradda lagu saaray xoojinta aqoonta sharciga, fahamka nidaamyada garsoorka iyo horumarinta xirfadaha mihnadda sharciga.

๐ŸŽ“ ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ โ€“ ๐Š๐ง๐จ๐ฐ๐ฅ๐ž๐๐ ๐ž, ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ & ๐„๐ฑ๐œ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž๐ง๐œ๐ž.

21/08/2026

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Cabdiraxmaan Xasan Nuur, oo booqasho ku
Yimi jamaacadad togdheer

20/08/2026

Maxaad ku dooran Jaamacadda Togdheer.?

๐Ÿ“ข ๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐–๐€๐€๐๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐” ๐–๐€๐˜ ๐…๐”๐‘๐€๐ ๐“๐€๐‡๐€๐˜!๐ŸŽ“Ma ku hamminaysaa aqoon Shareeco, Qaanuun iyo Cilmi, oo dhista mustaqbalkaaga, korna u...
19/08/2026

๐Ÿ“ข ๐ƒ๐ˆ๐ˆ๐–๐€๐€๐๐†๐„๐‹๐ˆ๐๐“๐” ๐–๐€๐˜ ๐…๐”๐‘๐€๐ ๐“๐€๐‡๐€๐˜!๐ŸŽ“

Ma ku hamminaysaa aqoon Shareeco, Qaanuun iyo Cilmi, oo dhista mustaqbalkaaga, korna u qaadda fahamkaaga Shareecada iyo Qaanuunka?

โœจ Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunku waxay si diirran u soo dhoweynaysaa dhammaan ardayda doonaysa inay ka mid noqdaan bahda aqoonta iyo horumarka.

๐Ÿ“š Halkan waxaad ka heli doontaa aqoon tayo leh, macallimiin khibrad leh, jawi waxbarasho oo wanaagsan, iyo fursad aad ku dhisato mustaqbal aqooneed oo ifaya.

๐ŸŒŸ Ha seegin fursaddaada!
Diiwaangelintu hadda way furan tahay โ€” noqo qayb ka mid ah jiilka aqoonta, sharciga iyo hoggaaminta.

๐ŸŽ“ Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka โ€” Aqoonta maanta, hoggaaminta berri.

๐Ÿ“Œ ๐–ช๐—Ž ๐—Œ๐—ˆ๐—ˆ ๐–ฝ๐—๐—ˆ๐—๐—ˆ๐— ๐–ช๐—Ž๐—…๐—…๐—‚๐—’๐–บ๐–ฝ๐–ฝ๐–บ ๐–ฒ๐—๐–บ๐—‹๐–พ๐–พ๐–ผ๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐—‚๐—’๐—ˆ ๐–ฐ๐–บ๐–บ๐—‡๐—Ž๐—Ž๐—‡๐—„๐–บ!
Ama laso xidhiidh 63 4753516 I 0638116633 I 0634396350

Kusoo Biir groupka Ardayda
https://chat.whatsapp.com/IjwI1EFPVTz29DFnPYNLDW?mode=gi_t

๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐“๐ซ๐ข๐ฉ โ€“ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌArdayda Social Work ee Jaamacadda Togdheer ayaa booqasho waxbarasho (Field Trip) ku tag...
19/08/2026

๐…๐ข๐ž๐ฅ๐ ๐“๐ซ๐ข๐ฉ โ€“ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐–๐จ๐ซ๐ค ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ

Ardayda Social Work ee Jaamacadda Togdheer ayaa booqasho waxbarasho (Field Trip) ku tagay Xarunta ๐๐€๐€๐‡๐ˆ ๐Š๐Ž๐Ž๐ ee ku taalla Isbitaalka Guud ee Burco.

Intii ay booqashada ku jireen, ardaydu waxay ka heleen xog iyo waayo-aragnimo la xidhiidha baadhista iyo ka hortagga tacaddiyada loo geysto haweenka iyo carruurta, iyo adeegyada taageerada iyo ilaalinta dhibbanayaasha.

Booqashadani waxay ardayda ka caawisay inay isku xidhaan aqoonta fasalka iyo waayo-aragnimada goobta shaqada, isla markaana ay fahmaan doorka Social Work ee ilaalinta xuquuqda iyo daryeelka bulshada.

๐ŸŽ“ ๐“๐จ๐ ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ โ€“ ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐š๐ง๐ ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ

๐Ÿค ๐‘ณ๐’†๐’‚๐’“๐’๐’Š๐’๐’ˆ ๐‘ฉ๐’†๐’š๐’๐’๐’… ๐’•๐’‰๐’† ๐‘ช๐’๐’‚๐’”๐’”๐’“๐’๐’๐’Ž

18/08/2026

Waxaa xalay Jaamacadda Togdheer nagu soo booqatay Sahra Ibrahin oo ah Mutadawacad gacan qabata dhalinyarada Hal-abuurka leh iyo kuwa fikradaha ganacsi hal-abuura, Sahra sidoo kale waxa ay Dejinta Siyaasadaha kala shaqaysaa Local Council-ka London, waxa ay kamid tahay hablaha Reer Somaliland ee wax ku bartay UK, waxa ay si gaar ah u dhiirrigelisay ardayda iyada oo usoo bandhigtay fursadaha dejisan ee dhowaan uga faaโ€™idayn doonto Ardayda Jaamacadda Togdheer.

๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐จ๐ง ๐‹๐š๐ฐTababarka Professional Training on Law ee ay soo qabanqaabisay Kulliyadda ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐š๐ง๐...
18/08/2026

๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐จ๐ง ๐‹๐š๐ฐ

Tababarka Professional Training on Law ee ay soo qabanqaabisay Kulliyadda ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐š๐ง๐ ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ ee Jaamacadda Togdheer ayaa si rasmi ah u qabsoomi doona 20-ka Agoosto 2026, saacadda 6:30 PM, waxaana bixin doona Joseph Ismail Aden (LLB โ€“ Law).

Tababarkani wuxuu ardayda iyo ka qaybgalayaasha ku xoojin doonaa aqoonta sharciga, fahamka nidaamyada garsoorka, iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah horumarinta mihnadda sharciga.

๐Ÿ“ Goobta: University Hall
๐Ÿ“† Goorta: khamiis 20 Agust 6pm
๐ŸŽ“ ๐‘ฑ๐’‚๐’‚๐’Ž๐’‚๐’„๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ป๐’๐’ˆ๐’…๐’‰๐’†๐’†๐’“ โ€“ ๐‘ป๐’‰๐’† ๐‘ณ๐’Š๐’ˆ๐’‰๐’• ๐’๐’‡ ๐‘ป๐’‰๐’† ๐‘ต๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’

๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐šWaxaa si guul leh u qabsoomay Tababarka Daryeelka Macaamiisha ee Ganacsiyada Yaryar, kaas...
17/08/2026

๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š

Waxaa si guul leh u qabsoomay Tababarka Daryeelka Macaamiisha ee Ganacsiyada Yaryar, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Jaamacadda Togdheer iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland. Tababarka waxa qabtay hormuudka ๐’Œ๐’–๐’๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘บ๐’๐’„๐’Š๐’‚๐’ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’† ๐’‚๐’๐’… ๐‘ฌ๐’„๐’๐’๐’๐’Ž๐’Š๐’„๐’” ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐†๐š๐ฌ๐จ

Tababarku waxa uu diiradda saarayay horumarinta adeegga macaamiisha, dhisidda kalsoonida, iyo sidii ganacsiyada yaryar u xoojin lahaayeen xiriirka ay la leeyihiin macaamiishooda.

Waxa sharaf noo ahayd in uu tababarka kasoo qayb galay ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ , taas oo muujinaysa muhiimadda ay dawladdu siinayso horumarinta ganacsiyada iyo adeegyada macaamiisha.

Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaashii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay guusha tababarkan.

17/08/2026

๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š

Waxaa si guul leh u qabsoomay Tababarka Daryeelka Macaamiisha ee Ganacsiyada Yaryar, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Jaamacadda Togdheer iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland. Tababarka waxa qabtay hormuudka ๐’Œ๐’–๐’๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘บ๐’๐’„๐’Š๐’‚๐’ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’† ๐’‚๐’๐’… ๐‘ฌ๐’„๐’๐’๐’๐’Ž๐’Š๐’„๐’” ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐†๐š๐ฌ๐จ

Tababarku waxa uu diiradda saarayay horumarinta adeegga macaamiisha, dhisidda kalsoonida, iyo sidii ganacsiyada yaryar u xoojin lahaayeen xiriirka ay la leeyihiin macaamiishooda.

Waxa sharaf noo ahayd in uu tababarka kasoo qayb galay ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ , taas oo muujinaysa muhiimadda ay dawladdu siinayso horumarinta ganacsiyada iyo adeegyada macaamiisha.

Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaashii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay guusha tababarkan.

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Togdheer University:

Shortcuts

Share