Sakariye OGaal

Sakariye OGaal Kuso dhawaada PagekeYga Share io Likena ii sara wLalayal

Kuwii Ku xumeeya Wanaji " Kuwii Ku dulmiya u samir "  AHow Mid Markasta xaga wangsan Waxka eega " Noloshaada ayey Anfaca...
03/11/2022

Kuwii Ku xumeeya Wanaji " Kuwii Ku dulmiya u samir " AHow Mid Markasta xaga wangsan Waxka eega " Noloshaada ayey Anfacaysa Oo Waxad Noqoneysa Qof bilaa Turxaan ah " Waan Ognahay Oo Bili AadamkA si Kasto Aad Ugu Sameyso Wanaag " Badidoodu Maka Helaysid Wanagaas Oo Kale " Ahow Mid Dhowra Afkiisa " Adinkiisa iyo Gacantiisa " ilaahay iyo Adoomadiisuna ka Nabad Galaan " ahow Midka Fogaada Eexda iyo Takoorida Dadka " Unaxariiso Kuwa Jilicsan " Taakulee kuwa Bahan siina Wixi Aadku dhaanTo " Fudeydka iyo deg dega iska ilaali Weligaa wax Hubso abti " Hagadhin Go aan Wakhti Aad CadhaysaN Tahay " Waalidkana Ka Ducayso Waayo iyaga ayaaD Janadii ku Galaysaa " Sharaftadana ilaali

Keliyata Dantada Uunka Raac WaxkasTah " Waayo iyaduunba ku muhiimsan oo Horaa lo yidhi " Dantii Ma Oge Mara Duug aH Hortii Buu dhamaada " πŸšΆβ€β™‚οΈπŸ“ž

Waa Taloyinkii Aanka dhaxlay Abtigay Mohamed AhmeD Aadan Eebe Ha u Naxariistee " Tiir Adag buu ahaa oo Naga Baxay Alle Godka Ha u Nuure Saxiib dhow ayuu ii aha oo Aan Ka Helo Talo iyo Tusaaleba Alle Haku Naxaristo abtio😱

Maalin Wangsan WalalHayGa  Saaxibada Halkan Aanu BahwadaGa Ku NaHay 😍πŸ₯°
19/12/2021

Maalin Wangsan WalalHayGa Saaxibada Halkan Aanu BahwadaGa Ku NaHay 😍πŸ₯°

Kuso DhawaDa Page keyGa Rasmiga Ah Saaxiibayaal β€οΈπŸŒΉπŸ™
05/09/2021

Kuso DhawaDa Page keyGa Rasmiga Ah Saaxiibayaal

β€οΈπŸŒΉπŸ™

04/07/2021
NoLoshu WaY FududahaY Lakiin Wxa Ku Gadaman ama Ku HareeraYsan CaQabaDo uBaaHan in LagU Dul NooLaDo si Loo Gaadho HaFka ...
22/05/2020

NoLoshu WaY FududahaY Lakiin Wxa Ku Gadaman ama Ku HareeraYsan CaQabaDo uBaaHan in LagU Dul NooLaDo si Loo Gaadho HaFka NoLoled Ee BeriTo '

share And Like u Quudha Wlalkin

CiD kasTa oo xiTaa aYku Jiran Dadka Wanaagsani wxaY sameYan waxyaaLo  Xun xun, Taasi waa Dabecada Basharka.  DhamanTen w...
21/03/2020

CiD kasTa oo xiTaa aYku Jiran Dadka Wanaagsani wxaY sameYan waxyaaLo Xun xun, Taasi waa Dabecada Basharka. DhamanTen wxaynu Lednahy Ceebo' dhamanTeen wxaynu Galna Denbiyo' Qofna maaHa mid dhamays tiran' Laakiin Casharo ka Baro khaLadaadkaGii' oo isku daY inaaD noqoTo Qof wanaGsan MaaLinkasTa oo ku dhaaFaysa' WeLi kamad DaaHin inaad Is Bedesho

Wlal SekeriYe ahmed YuusuFπŸ€΄πŸ–€πŸ‘ˆ

16/03/2020

If alllH saY I wanT to Reach mY Goal

Address

Burao
Burco

Telephone

+2524240663

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sakariye OGaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Sakariye OGaal:

Share