Golis University Buhodle Campus

Golis University Buhodle Campus Leaders committed to making a positive difference.

09/01/2026

Alxamdulilah, waxa siguula inoguso dhamaaday ardayda galaysay final exam semester seven guul iyo natiijo aad ku faraxdaan baa idin rajaynana.

TTP IMPLEMENTATION, BATCH ONE AT SITE  BUHODLE GENERAL HOSPITAL ==================================Team Training Program ...
21/10/2025

TTP IMPLEMENTATION, BATCH ONE AT SITE BUHODLE GENERAL HOSPITAL
==================================
Team Training Program and Community attachment program finalization at 2025

Ardayda dhigata Jaamacada Gollis university lanteda buhodle Ayaa Ku Guda jira Barnaamijyadii Ugu Dambeeyey Ee Caawinta Bulshada(Community Services)

Sida darted waxay saaka oo bisha ahyd 21-10-2925 ka fuliyeen mashruucyo kaladuwan Hospital ka guud ee magalada,

waxana kamida barnamajyada ay fulinayeen
1. Environmental hygiene : iyagoo guud ahaanba nadiifiyay gudaha iyo banaanka hospital ka .
2. Mini projects : waxay fuliyeen laba mashruuc oo hospital ku ubaahna wadada isku xidha qolka qaliinka ( OT room) iyo qayb ta emergency ga, halka mashruuca labaadna yahay kuraasta nasiimada .

=======thesis defense2025=====Faculty of midwifery successful thesis defense titled :prevalence and  factors associated ...
18/10/2025

=======thesis defense2025=====
Faculty of midwifery

successful thesis defense titled :prevalence and factors associated Anti-natal-care utilization among pregnancy women in Buhodle district Somalia .

=======theses  #2025 ==========Warm congratulations to our students who have reached final step in their academic journe...
18/10/2025

=======theses #2025 ==========
Warm congratulations to our students who have reached final step in their academic journey .

We extend our heartfelt congratulations to all the students who successfully defended their theses.
Your hard work and perseverance have paid off, and we are immensely proud of your accomplishments.

Come and witness the brilliance of our future leaders as they showcase their research findings and defend their ideas with confidence.



26/08/2025

Admission is Open – isdiiwaangalintu way furan tahay.

Jaamacadda Gollis University lenta buhodle waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda doonaysa inay sii wataan tacliinta sare in hadda is-diiwaangelintu furan tahay .

Waxaanu idiin diyaarinay kulliyado kala duwan oo heer Degree, iyo Diploma ah .

Goobta: Xarunta jamacada dhanka danbe ee hutel Gargar

Bahda jamacada Gollis waxay hanbalyo udiraysa dhamaan ardayda somaliyeed ee ku guulaysatay imtixanka shahaadiga ah ee du...
25/08/2025

Bahda jamacada Gollis waxay hanbalyo udiraysa dhamaan ardayda somaliyeed ee ku guulaysatay imtixanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, gaar ahaan ardayda waqoyi bari state .
Jamacada Gollis waxay sigaara ugu hanbalyeynasaa ardayda gobolka togdheer/buhodle oo guud ahaan natiijo fican kakeenay imtixankii shahaadiga ahaa.

Jamacada Gollis waxay ogaysiinaysa ardayda dhamaysay dugsiyada sare inay furantahy isdiiwangelintii
Mahadsanidii.

05/06/2025

Caawa ooy tahay Habeen jumca io ciidul Adxa waxa si nabada nooguso gaba gaboobay final examkii ardayda dhigata kuliyada caafimadka ee jamacada Gollis buhodle Bogaadin io natiijo wanagsan ayaan idin rajaynanaa

Jaamacadda gollis buhodle waxay si gaar ah hambalyo u leedahay hawlwadeennada, walidinta iyo ardayda Jaamacadda guud ahaan farxadda Ciidda awgeed.

Waxaan Alle ka baryeynaa in ciiddan ciideda xigta uu innagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad.

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊! 🎉🌙

Waxa socota diiwan gelin ta classes cusub.Kuliyada diyaar kaa  waxay kala yihiin:Kuliyada caafimadka health science oo k...
16/04/2025

Waxa socota diiwan gelin ta classes cusub.
Kuliyada diyaar kaa waxay kala yihiin:
Kuliyada caafimadka health science oo ka kooban :
Degree of nursing , midwifery, nutrition, public health, pharmacology .
Diploma: nutrition, public health .
Waxa idookale socda diiwan gelinta upgrading class of nursing and nutrition
Wixi fahfahina kalaso xidhiidh numberada xafiska diiwan gelinta 0634981927- 0637058765
Mahad sanidiin

Hanbalyo hanbalyo Jaamacada Gollis  faraca buuhodle waxay hanbalyo udiraysa  guulaysta yaasha heerka labaad ee waxbarash...
10/03/2025

Hanbalyo hanbalyo
Jaamacada Gollis faraca buuhodle waxay hanbalyo udiraysa guulaysta yaasha heerka labaad ee waxbarashada Jaamacada ( master program).
kaso mamulka SSC- khatumo kahelay dalka masar.
Sigaara Jaamacadi waxay ugu hambalyeynasa midkamida macaliminta Jaamacada oo kamida guulaysta yashaas,
Ustaad Cabdirahmaan ibraahim ismaciil
Hanbalyo ustaad .

Hanpalyo ardayda kuliyada caafimaadka oo  so afmeeray imtimanadkii semesterka kuna guulaystay natiijo fican. maamulka ja...
20/01/2025

Hanpalyo ardayda kuliyada caafimaadka oo so afmeeray imtimanadkii semesterka kuna guulaystay natiijo fican. maamulka jamacada iyo hawlwadeenadu waxay si wada jira ugu hanbalyeynayaan Bahja Abdi Mohamed oo ku guulaysatay kaalinta koowad ee kuliyada midwifery ga iyo Iido Omar Mohamed oo ku guulysatay kaalinta koowaad ee kuliyada nursing ka

Address

Near Ileeye Hotel
Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golis University Buhodle Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share