مدرسة دار البيان لتحفيظ القران الكريم والتعليم الاساسي

  • Home
  • Somalia
  • Dhahar
  • مدرسة دار البيان لتحفيظ القران الكريم والتعليم الاساسي

مدرسة دار البيان لتحفيظ القران الكريم والتعليم الاساسي Dugsiga daarul-bayaan ugu imaw wax baris tayo leh :1=barashada qur'aanka 2=luuqada carabiga 3= higaa

15/05/2026
14/05/2026

Barashada higaaddu waa asaaska barashada qur'aanka kariimka ah iyo luuqadda carabiga

25/02/2026

Dahabshiil Group Oo $50,000 Ku Taageertay Gurmadka Abaaraha Waqooyi Bari.

Dahabshiil Group ayaa noqotay shirkaddii ugu horreysay ee si degdeg ah uga falcelisa baaqii ka soo baxay guddida gurmadka abaaraha ee Waqooyi Bari.

Tallaabadan ayaa caddeyn u ah sida ay shirkaddu uga go’an tahay qaadashada doorkeeda bulsho iyo garab istaagga dadka ay saameeyeen xaaladaha bani’aadamnimo ee ka dhashay abaaraha.

Maanta oo taariikhdu tahay 2026/01/07 waxaa maalintii labaad socda imtixaankii term1Ee sannad dugsiyeedka 2025/2026
07/01/2026

Maanta oo taariikhdu tahay 2026/01/07 waxaa maalintii labaad socda imtixaankii term1
Ee sannad dugsiyeedka 2025/2026

Maashaa allah waxaan uga hambalyeynaynaa muxammad cabdulqani axmad kana mida ardada dhigata dugsiga albayaan  oo kaalint...
09/04/2024

Maashaa allah waxaan uga hambalyeynaynaa muxammad cabdulqani axmad kana mida ardada dhigata dugsiga albayaan oo kaalinta labaad ka galay tartankii tafsiirka qur'aanka kariimka ee saddexda jus
Ee ay ku tartameen 15 arday laguna qabtay degmada dhahar

26/02/2024

Masha allah

Waxaa maalintii 3aad ka socda imtixaanka sanad dugsiyeed ka  dugsiga daarul bayaan-dhahar
08/05/2023

Waxaa maalintii 3aad ka socda imtixaanka sanad dugsiyeed ka dugsiga daarul bayaan-dhahar

Address

Dhahar

Telephone

+252907631837

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مدرسة دار البيان لتحفيظ القران الكريم والتعليم الاساسي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to مدرسة دار البيان لتحفيظ القران الكريم والتعليم الاساسي:

Share