22/08/2026
๐๐๐๐ญ๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐๐ช ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฌ, ayaa booqasho shaqo ku tegay ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ee magaalada Ceerigaabo.
Waftiga waxa soo dhaweeyey ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ , ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐ฎ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ข, kuwaas oo faahfaahin ka siiyey hawlaha Jaamacadda ee la xidhiidha horumarinta beeraha, tababarrada, cilmi-baadhista iyo taageerada beeralayda.
Masuuliyiinta ayaa sidoo kale booqday ๐๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐, oo loo isticmaalo tijaabooyinka beeraha iyo tababarrada ardayda iyo beeralayda, iyo ๐๐๐ฒ๐๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ง๐ง๐ข๐๐, oo ay ka faaโiidaystaan beeralayda gobolka. Waftigu waxa uu indho-indheeyey sida xarumahan loogu adeegsanayo kobcinta aqoonta, tijaabinta farsamooyinka beeraha iyo horumarinta wax-soo-saarka.
Agaasimaha Guud ayaa bogaadiyey kaalinta Jaamacadda Sanaag ay ka qaadanayso ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐๐ก๐ข๐ฌ๐ญ๐, ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo wada-shaqaynta Wasaaradda iyo Jaamacadda.
Sanaag University 2026.